SAGAL GAAXDAY

Roob Subax

Maqaalladii u Danbeeyey:

hooyo-soomaaliyeed
Suugaanta Carruurta
Hees-carruureed Suugaanta carruurta waxaa curiya waayeelka gaar ahaan hooyooyinka oo iyagu aalaaba ah kuwo hawsha ababka ilmaha uquma. Gu’yaasha hore ee korriimadooda Hooyadu iyada...
uubato
Uubato ama Yey
Uubato: bahal duurjoogta kamid ah oo eyga isku bahyihiin badanaana koox koox u ugaarsada #UuleyUubateyn: sida uubatada udhawaaqid.laboodka uubatada waxaa layiraah #Halyey, halka dhedigoodka...
baroor
Fardaha
Fardo : nooc kamid ah meesiyada la dhaqo Farduhu wuxuu kamid yahay Gammaanka , oo kasii mid ah xoolaha la dhaqdo, waa astaan u taagan dagaalka iyo safarka , Fardaha Soomaalidu waxay...
Unug Nafley
Unugga & Xubinyarayaasha
Qeexidda Unugga Unug (Ingiriis:Cell) waa waxa ugu yar ee uu ka samaysan yahay wax kastoo nooli waana qaybta ugu yar ee dhismaha iyo shaqada ee noole kasta. waxaa kaloo lagu qeexi...
Bakooro
Bakooro (Glaucoma)
Cudurka BakooradaWaa maxay bakooro? Bakooro waa cudur raaga oo indhaha haleela , kaaso dhaawac u geysta dareenwadaha isha. Damaqeenka ishu wuxuu xogta aragga ee isha geeya maskaxda...
Maalmaha Afsoomaaliga
Maalmaha Afsoomaaliga
Sooroga 𐒈𐒝𐒇𐒙𐒌𐒖: waa maalinta toddobaadka soo rogaal celisa Af-carabigana loo yaqaan Sabti. Koobin 𐒏𐒝𐒁𐒘𐒒: waa maalinta koowaad ee todobaadka Af-carabigana loo yaqaan Axad. Lammin 𐒐𐒖𐒑𐒑𐒘𐒒:...

Ardaaga Geyllan

Baritaar waxaa yagleelay Dr. Abdirahman Mohamud Yusuf. 
Hadafku waa kasmooyin badan oo ku qoran Afkeena Hooyo in lahelo.
Soo dhawaada Akhristayaal.