AFNAQ

Xarafka -DH-
Erayada ka bilowda Xarafka -DH- ee Afkeena Hooyo
Xarafka -SH-
Erayada ka bilowda Xarafka -SH- ee Afkeena Hooyo Shawl: biyo-kabinta qof aad ujirran la kabiyo ama la waraabsho.
Xarafka -S-
Erayada ka bilowda Xarafka -S- ee Afkeena Hooyo Sara-kac: J1. soo fariisashada qof jiifa soo fariisto. J2. soo fiicnaansho qof bukaa soo fiicnaado; soo xafaaroobid.
Xarafka -R-
Erayada ka bilowda Xarafka -R- ee Afkeena Hooyo Riiq: M1 Orod bardhammeedkiisu fog yahay oo adkaysi badan ubaahan; Riir.M2 2.1 iligga intiisa cirridka ku duugan. 2.2 Birta faaska inteeda dhuuban ee daabka ku dhexgesho.M3: 3.1 cajiimidda daqiiqda ama...
1 2 3 4 5 6 13