DAMAQKASMO

Dhanjaf
Dhanjaf ama Goonjab(Migraine)
Qeexidda macnaha: Goonjabku waa madaxwareer darnaanshihiisu kala duwan yihiin, kaas oo badanaa wata lallabo iyo dhibsasho dhanka iftiinka iyo qaylada ah. Sida magiciisa ka muuqata , dhanjafka ayaa lagu yaqaanaa wareer-garaac boodboodis ama dhagdhaglayn...