Kasmooyin Kale

Jajabka
Jajabka iyo Hodontininada Afkahooyo 1/2 Bar (Half) 1/3 Dalool (Third) 1/4 Waax (Quarter) 1/6 Qaar (Sixth) 1/8 Fallar (Eighth) 1/10 Furaal (Tenth) 1/12 Maali (Twelfth) 1/14 Mareeg (Fourteenth) 1/16 Rimic (Sixteenth)
Dayax
Dayaxa
28ka God Ee Dayaxu Dego وقدرناه منازل حتى عاد كالعرجون القديم صدق الله العظيم Dayaxu wuxuu sameeyaa wareeg, uu ku soo wareegayo dhulka wuxuuna maraa tub (orbit) u gaara oo wareeggiisu dhanyahay 360-digrii, 360-kaas digrii markuu soo dhammaysto oo...