NAFLEYDA

idaha1
Idaha Iyo Kaalintooda
Idaha iyo Kaalintooda Dhib iyo dheef waxay ku qabaanba , iduhu dhulka Soomaalida oo idil waa ku dhaqmaan. Iduhu waxay ugu taran badan yihiin buurta dhereran Raascasayr illaa geyiga Danaakirada , cariga kasoo rogan ee dhaxanta leh gaar ahaan gobolka...
ariga
Ariga iyo waxtarkiisa
Qaybta 1aad ee Idaha Ariga wuxuu kamid yahay saddexda meesi ee ay soomaalidu si weyn udhaqato . wuxuu ukala ubaxaa Ido iyo riyo (sidoo kale aricad looyaqaano). guud ahaanna dunidoo idil waa laga dhaqdaa , waxaana loo dhaqaalaystaa hilibkiisa , caanihiisa,...
uubato
Uubato ama Yey
Uubato: bahal duurjoogta kamid ah oo eyga isku bahyihiin badanaana koox koox u ugaarsada #UuleyUubateyn: sida uubatada udhawaaqid.laboodka uubatada waxaa layiraah #Halyey, halka dhedigoodka laga yiraah #yeey.Tusaale suugaaneed Heeso-hawleedyada geeljiruhu...
ari
Meesi ama Waryahaad
Waryahaad ama Meesi: 𐒓𐒖𐒇𐒕𐒖𐒔𐒛𐒆 𐒖𐒑𐒖 𐒑𐒜𐒈𐒘 waxaa la yiraahdaa afarta jaad ee xoolaha la dhaqdo ah, Geela, Lo’da, Ariga iyo Gammaanka(Fardaha iyo Dameeraha). Gammaan 𐒌𐒖𐒑𐒑𐒛𐒒: waxaa la isku yiraahda Fardaha, Dameeraha iyo Farowga.Ishkin 𐒘𐒉𐒏𐒘𐒒: waa 4ta...
1 2