DULGUUD

Jajabka
Jajabka iyo Hodontininada Afkahooyo 1/2 Bar (Half) 1/3 Dalool (Third) 1/4 Waax (Quarter) 1/6 Qaar (Sixth) 1/8 Fallar (Eighth) 1/10 Furaal (Tenth) 1/12 Maali (Twelfth) 1/14 Mareeg (Fourteenth) 1/16 Rimic (Sixteenth)
Xididada Afshiinayska
Xididada Qoraalka Afshiinayska 乂 aiyi 艹 ao , cao 丷 ba 白:bai 勹 bao 贝: bei 匕 bi 灬 biao 冫bing 癶 bo 卜 bu , bo 㔾 cang 䒑 cao (caoba ) 厂 chang 龸 chang (changtou changto) 彳 chi, chir 虫: chong 巛 chuan 辶 chuo , chuor 寸 cun 大...
Dayax
Dayaxa
28ka God Ee Dayaxu Dego وقدرناه منازل حتى عاد كالعرجون القديم صدق الله العظيم Dayaxu wuxuu sameeyaa wareeg, uu ku soo wareegayo dhulka wuxuuna maraa tub (orbit) u gaara oo wareeggiisu dhanyahay 360-digrii, 360-kaas digrii markuu soo dhammaysto oo...
A_large_bold_capital_letter_A
Tuqkasmo -A-
Erayada ka bilowda xarafka A ee Tuqkasmada Absolute: Sugan Absolute alcohol: Alkahool sugan Absolute potential: Kayd sugan Absolute rate reaction: Dhakhso falgal sugan Absolute weight: Culays sugan Absorbent: La nuuge Absorption meter:...
1 2 3 30