LADNO GUDEED

dhibaatooyinka macowga
Dhibaatooyinka Macaanka
Dhibaatooyinka macaanka markii lasahlado maarayntiisa:- 1. Xanuunada wadnaha:- macowga aan la daryeelin wuxuu saameeya wadnaha isagoo sababi kara xanuunada wadnaha sida wadna istaaga, xabad xanuunka (angina) , faaligga(stroke) , duxxirgowga( atherosclerosis)...