DHIRTA

Qurac2
QURAC, ABQO 𐒎𐒚𐒇𐒖𐒋, 𐒖𐒁𐒎𐒙 Eng (Umbrella thorn acacia/Acacia tortilis)
Qurucu waa geed abaareed weyn oo leh qodax, mayrax xabag wanaagsan iyo abqo , baarka sare sidii harisadoo(dallada) kale ufidsan, wuxuu aad uga baxaa qaaradda afrika gaar ahaan dhulka soomaalidu degto iyo dalka suudaan, sidoo kale waxaa lagu arkaa wadamada...