GOORAYNTA

Maalmaha Afsoomaaliga
Maalmaha Afsoomaaliga
Sooroga 𐒈𐒝𐒇𐒙𐒌𐒖: waa maalinta toddobaadka soo rogaal celisa Af-carabigana loo yaqaan Sabti. Koobin 𐒏𐒝𐒁𐒘𐒒: waa maalinta koowaad ee todobaadka Af-carabigana loo yaqaan Axad. Lammin 𐒐𐒖𐒑𐒑𐒘𐒒: waa maalinta labaad ee todobaadka Af-carabigana loo yaqaan Isniin....