Ladno

Ugxaanside caadi ah
S. Boocowbadni Ugxaanside PCOS
Sahbugeedka Boocowbadni Ugxaanside (Polycytic Ovary syndrome PCOS) Sahbugeedkaan Boocowbadni Ugxaanside waa mid kamid ah cudurrada Gudodhiiqaalka (endocrine) ee Dumarka haleela. Waa xaalad Geedsheed (hormonal condition) ku bilowda dumarka xilliga ay...
dhibaatooyinka macowga
Dhibaatooyinka Macaanka
Dhibaatooyinka macaanka markii lasahlado maarayntiisa:- 1. Xanuunada wadnaha:- macowga aan la daryeelin wuxuu saameeya wadnaha isagoo sababi kara xanuunada wadnaha sida wadna istaaga, xabad xanuunka (angina) , faaligga(stroke) , duxxirgowga( atherosclerosis)...
Dhanjaf
Dhanjaf ama Goonjab(Migraine)
Qeexidda macnaha: Goonjabku waa madaxwareer darnaanshihiisu kala duwan yihiin, kaas oo badanaa wata lallabo iyo dhibsasho dhanka iftiinka iyo qaylada ah. Sida magiciisa ka muuqata , dhanjafka ayaa lagu yaqaanaa wareer-garaac boodboodis ama dhagdhaglayn...
Noole iyo Manoole
Noole Iyo Manoole
Qeexida NoolekasmadaErayga “biology” asal ahaan wuxu ka yimid afka Giriiga “bio” macnihiisu waa “nolol” “logy” na waa “barasho” Marka micnaha guud ee erayga waa barashada nolosha iyo maatarka...
1 2