JILIBXIR
July 2, 2024
Jajabka iyo Hodontininada Afkahooyo
1/2 Bar (Half)
1/3 Dalool (Third)
1/4 Waax (Quarter)
1/6 Qaar (Sixth)
1/8 Fallar (Eighth)
1/10 Furaal (Tenth)
1/12 Maali (Twelfth)
1/14 Mareeg (Fourteenth)
1/16 Rimic (Sixteenth)
May 28, 2024
Sarbeebo ku saabsan Waxyaabaha la quuto
Firsooca Sarbeebaha Afsoomaaliga QR. Maxamed Warsame Hiraabey
Wax aadane afka geliyo, cad iyo caano miday noqotaba, ayaa cutubkani hoy iyo bilow fiican u yahay, waxaana tixi ahayd: “Labo la hinjiyaba waa...
February 18, 2024
Idaha iyo Kaalintooda
Dhib iyo dheef waxay ku qabaanba , iduhu dhulka Soomaalida oo idil waa ku dhaqmaan. Iduhu waxay ugu taran badan yihiin buurta dhereran Raascasayr illaa geyiga Danaakirada , cariga kasoo rogan ee dhaxanta leh gaar ahaan gobolka...
February 18, 2024
Qaybta 1aad ee Idaha
Ariga wuxuu kamid yahay saddexda meesi ee ay soomaalidu si weyn udhaqato . wuxuu ukala ubaxaa Ido iyo riyo (sidoo kale aricad looyaqaano). guud ahaanna dunidoo idil waa laga dhaqdaa , waxaana loo dhaqaalaystaa hilibkiisa , caanihiisa,...
No posts found