Erayada ka bilowda Xarafka -K- ee Afkeena Hooyo
kabti: M. orod fagax ah bardhammaadkiisu dhow yahay, orod dhow; Fagax
Kidfan: J. wax la kidfay ama la jarjaray ahaansho.
Kidfanaan: jarjarnaan.
Kidfanaansho: Jarjarnaansho.
Kidfid: J. kidif: jarjarid, yaryarayn sida hilibka oo la jarjaro.