SAGAL GAAXDAY
Roob Subax
Maqaalladii u Danbeeyey:
Hees-carruureed
Suugaanta carruurta waxaa curiya waayeelka gaar ahaan hooyooyinka oo iyagu aalaaba ah kuwo hawsha ababka ilmaha uquma. Gu’yaasha hore ee korriimadooda Hooyadu iyada...
Uubato: bahal duurjoogta kamid ah oo eyga isku bahyihiin badanaana koox koox u ugaarsada #UuleyUubateyn: sida uubatada udhawaaqid.laboodka uubatada waxaa layiraah #Halyey, halka dhedigoodka...
Fardo : nooc kamid ah meesiyada la dhaqo
Farduhu wuxuu kamid yahay Gammaanka , oo kasii mid ah xoolaha la dhaqdo, waa astaan u taagan dagaalka iyo safarka , Fardaha Soomaalidu waxay...
Qeexidda Unugga
Unug (Ingiriis:Cell) waa waxa ugu yar ee uu ka samaysan yahay wax kastoo nooli waana qaybta ugu yar ee dhismaha iyo shaqada ee noole kasta. waxaa kaloo lagu qeexi...
Cudurka BakooradaWaa maxay bakooro? Bakooro waa cudur raaga oo indhaha haleela , kaaso dhaawac u geysta dareenwadaha isha. Damaqeenka ishu wuxuu xogta aragga ee isha geeya maskaxda...
Sooroga 𐒈𐒝𐒇𐒙𐒌𐒖: waa maalinta toddobaadka soo rogaal celisa Af-carabigana loo yaqaan Sabti. Koobin 𐒏𐒝𐒁𐒘𐒒: waa maalinta koowaad ee todobaadka Af-carabigana loo yaqaan Axad. Lammin 𐒐𐒖𐒑𐒑𐒘𐒒:...
Ardaaga Geyllan
Baritaar waxaa yagleelay Dr. Abdirahman Mohamud Yusuf.
Hadafku waa kasmooyin badan oo ku qoran Afkeena Hooyo in lahelo.
Soo dhawaada Akhristayaal.