Soso

Xarafka -K-

Erayada ka bilowda Xarafka -K- ee Afkeena Hooyo

kabti: M. orod fagax ah bardhammaadkiisu dhow yahay, orod dhow; Fagax

Kidfan: J. wax la kidfay ama la jarjaray ahaansho.
Kidfanaan: jarjarnaan.
Kidfanaansho: Jarjarnaansho.
Kidfid: J. kidif: jarjarid, yaryarayn sida hilibka oo la jarjaro.

Xarafka -Q-

Erayada ka bilowda Xarafka -Q- ee Afkeena Hooyo

Qaandaab: M. wax xadis, tuugnimo