Ladno
December 13, 2023
Waa Maxay Nudo?
Jirku waxa uu ka kooban yahay bilyanno unugyo ah. Unugyo badani marka ay isku tagaan waxa ay sameeyaan nud (tissue). Nuduhuna koox koox ayay isugu ururaan si ay usameeyan xubin. Marka heerka udhexeeya unuggyada iyo xubnaha ayaa layiraahda...
December 13, 2023
Qeexidda Unugga
Unug (Ingiriis:Cell) waa waxa ugu yar ee uu ka samaysan yahay wax kastoo nooli waana qaybta ugu yar ee dhismaha iyo shaqada ee noole kasta. waxaa kaloo lagu qeexi karaa inuu yahay gundhigga iyo aasaaska nooluhu ku dhisan yahay.
Sidee...
December 13, 2023
XUBNO(organs) Xubnuhu, sida wadnaha, sambabada, caloosha, kelyaha, maqaarka iyo beerku waxa ay ka sameysanyihiin labo ama in kabadan oo Nudo ah kuwaas oo loo diyaariyey in ay qabtaan shaqo cayiman. Tusaale ahaan, wadnuhu wuxuu gamaa dhiigga, sambabadu...
December 13, 2023
Cudurka BakooradaWaa maxay bakooro? Bakooro waa cudur raaga oo indhaha haleela , kaaso dhaawac u geysta dareenwadaha isha. Damaqeenka ishu wuxuu xogta aragga ee isha geeya maskaxda si ay ugasoo warceliso. Bakooraha wuxuu badanaa ka dhashaa sara-ukaca...
No posts found
1
2