JILIBXIR

ari
Meesi ama Waryahaad
Waryahaad ama Meesi: 𐒓𐒖𐒇𐒕𐒖𐒔𐒛𐒆 𐒖𐒑𐒖 𐒑𐒜𐒈𐒘 waxaa la yiraahdaa afarta jaad ee xoolaha la dhaqdo ah, Geela, Lo’da, Ariga iyo Gammaanka(Fardaha iyo Dameeraha). Gammaan 𐒌𐒖𐒑𐒑𐒛𐒒: waxaa la isku yiraahda Fardaha, Dameeraha iyo Farowga.Ishkin 𐒘𐒉𐒏𐒘𐒒: waa 4ta...
baroor
Fardaha
Fardo : nooc kamid ah meesiyada la dhaqo Farduhu wuxuu kamid yahay Gammaanka , oo kasii mid ah xoolaha la dhaqdo, waa astaan u taagan dagaalka iyo safarka , Fardaha Soomaalidu waxay u adeegsan jireen:-1. Xarago ahaan2.Sahanka3.Duulaanka4.Yarad ahaanna...
lab iyo dhedig1
Laboodka & Dhedigoodka Nafleyda
Qaybta koowaad Nafleyda ayaa loo qaybshaa laba qaybood oo kala ah: Duurjoog iyo Dabjoog Duurjoog 𐒆𐒓𐒇𐒃𐒝𐒌: Nafleyda inta duurka ku nool ayaa layiraahdo Duurjoog ama cidla’joog. Dabjoog 𐒆𐒖𐒁𐒃𐒝𐒌: Nafleyda inta dadka la nool oo ay kamid yihiin Xoolaha...
Maalmaha Afsoomaaliga
Maalmaha Afsoomaaliga
Sooroga 𐒈𐒝𐒇𐒙𐒌𐒖: waa maalinta toddobaadka soo rogaal celisa Af-carabigana loo yaqaan Sabti. Koobin 𐒏𐒝𐒁𐒘𐒒: waa maalinta koowaad ee todobaadka Af-carabigana loo yaqaan Axad. Lammin 𐒐𐒖𐒑𐒑𐒘𐒒: waa maalinta labaad ee todobaadka Af-carabigana loo yaqaan Isniin....
1 2 3 4 5