Sooroga ππππππ: waa maalinta toddobaadka soo rogaal celisa Af-carabigana loo yaqaan Sabti.
Koobin πππππ: waa maalinta koowaad ee todobaadka Af-carabigana loo yaqaan Axad.
Lammin ππππππ: waa maalinta labaad ee todobaadka Af-carabigana loo yaqaan Isniin.
Lamatooka ππππππππ: waa maalinta dhextaalka u ah toddobaadka 3 maalmood waa ka horreysa 3 maalmoodna waa ka dambeysa Af-carabigana waxaa lagu yiraahdaa Talaado.
Koodaar πππππ: waa maalin farxadeed Soomaalidu dhaqan ulahaan jirtay in talada iyo shirarka maalintaas la go’aamiyo, Af-carabigana waxaa lagu yiraahdaa Arbaco.
Hakisa ππππππ: waa maalinta koowaad ee laga nasto hawlihii ama waxbarashadii todobaadkaas lasoo waday, waxaana Af-carabiga lagu yiraahdaa Khamiis.
Hakisabila ππππππππππ: Waa maalinta labaad ee laga nasto hawlihii ama waxbarashadii todobaadkaas lasoo waday, waxaana Af-carabiga lagu yiraahdaa Jamce
Hakisooyin πππππππππ: Hakisooyinku waa labada maalmood ee la nasto todobaadka Soomaalidana u dambeeya (waa Hakisa iyo Hakisabila)
πLa wadaag Jaalleyashaada
#Baro_Afkaaga_Hooyo #Maalmaha_toddobaadka