MURTI IYO MAAHMAAH
May 28, 2024
Sarbeebo ku saabsan Waxyaabaha la quuto
Firsooca Sarbeebaha Afsoomaaliga QR. Maxamed Warsame Hiraabey
Wax aadane afka geliyo, cad iyo caano miday noqotaba, ayaa cutubkani hoy iyo bilow fiican u yahay, waxaana tixi ahayd: “Labo la hinjiyaba waa...
December 20, 2023
Jaadadka Ceelka
Ma’wi: Ceel biyo badan
Mataan: markuu Af yaryahay Ase hoos udheeryahay
Goof: Ceel maran ama biyo yar
Laas: Ceel biyihiisu dhawyihiin, inta ay roobabku geliga ku dambeeyaanna xoolaha laga waraabsado.
Maahmaahyo :
“Ceel...
December 20, 2023
Mirihii Saxarla’
Ku sinaan dharaartiila sargooyey dunideeRabigay sameeyeecirka sare u taageexiddigaha siraatiyodayax suudi meeriyolagu sugay cadceeddee
Sagalkiyo daruurtiyolagu xidhay sitaacee
Dhulka gogol laseexdiyosabo lagu negaadiyolaga...
No posts found