Erayada ka bilowda xarafka N ee Walax-ogaalka (physics)
- Navigation: Maaxid
- Navigation Sea: Badmaaxid
- Navigation Air: Hawomaaxid
- Near Point: Bar dhaw
- Negative glow: Ilays Tabane
- Neptune: Nebtuun
- Neutral Surface: Gibil dhexdhexaad
- Neutrino: Niyuutariinno
- Neutron: Niyuutaroon
- Newton’s law of Cooling: Xeerka Niyuutan ee Qaboojinta
- Newton’s law of Gravitation: Xeerka Niyuutan ee Cufisjiidadka
- Newton’s law of Motion: Xeerka Niyuutan ee Socod
- Newton: Niyuutan (halbeeg)
- Noble Gases: Neefaha Wahsada
- Node: Guntin
- Noise: Buuq
- Non-metal: Bir-ma-ahe
- Normal: Caadi
- North Pole: Cidhifka Waqooyi
- Nuclear Charge: Saldanab Bu’eed
- Nuclear Disintegration: Firidh Bu’eed
- Nuclear Energy: Tamar Bu’eed
- Nuclear Fission: Dhanballan Bu’eed
- Nuclear Forces: Xoogag Bu’eed
- Nuclear Fusion: Iskudheg Bu’eed
- Nuclear Physics: Fiisika Bu’eed
- Nuclear Reaction: Falgal Bu’eed
- Nuclear Reactor: Falgeliye Bu’eed