Walax-ogaalka -M-

Erayada ka bilowda xarafka M ee Walax-ogaalka (physics)

  • Machine: Makiinad
  • Macroscope: Ilqabadeed
  • Magma: Maagma
  • Magnet: Birlab
  • Magnetic axis: Dhidib birlabeed
  • Magnetic Dip: Foorar birlabeed
  • Magnetic element: Curiye birlabeed
  • Magnetic field: Badad birlabeed
  • Magnetic pole: Cidhif birlabeed
  • Magnetism: Birlabnimo
  • Magnetism, Energy of: Tamar birlabnimo
  • Magnetometer: Birlabnimo-beege
  • Magnet, permanent: Birlab waarto
  • Magnet, temporary: Birlab mawaarto
  • Magnification: Weyneyn
  • Malleability: Lawaxaan
  • Manometer: Cadaadisbeege
  • Mars: Marriikh
  • Mass: Cuf
  • Mass defect: Iin cufeed
  • Mass, Energy Equivalent of: Cuf U-dhiganka Tamarta
  • Mass Number: Tiro Cuf
  • Mass, Relativistic: Cuf U-eegaal
  • Matter: Maatar
  • Maximum: Ubadane
  • Mean Free Path: Celcelis Marrin Bannaan
  • Mean Life (average life): Celcelis cimri
  • Mechanical, Equivalent of Heat: Kul U-dhigan Makaaniko
  • Mechanical Impedance: Xayir Makaaniko
  • Mechanics: Cilmi Makaaniko
  • Mechanism: Hannaan
  • Medium: Dhextaal
  • Melting Point: Barta Dhalaashanka
  • Melting curve: Xoodka Dhalaashanka
  • Membrane: Xuub
  • Meniscus: Bileed
  • Meson: Meesoon
  • Mesophere: Meesofeer
  • Metal: Bir
  • Metallurgy: Cilmi Bireed
  • Meteorite: Cir-ka-soo-dhac
  • Meteor: Warancireed
  • Metre: Mitir
  • Metrology: Cilmi Haweed
  • MHO (unit of conduction): MHO (halbeegga Gudbinta)
  • Micro: Maykaroo
  • Micrometer: Maykaroo-beege
  • Microphone: Codweyneeye (Maykarofoon)
  • Microscope: Weyneyso
  • Microwave: Hiraryarayaal
  • Mile: Mayl
  • Milky Way: Habarjiid
  • Minimum: Uyare
  • Mirage: Dhalanteed
  • Mirror: Muraayad
  • Mist: Ceeryaamo
  • MKSA units: Halbeegyada MKSA
  • MKS units: Halbeegyada MKS
  • Molecule: Moolikiyuul
  • Moment of Force: Xoog-maroojiye
  • Momentum: Daafad
  • Monochrome: Halmidable
  • Moon: Dayax
  • Morse code: Dhiidhaa
  • Motion: Socod
  • Moving coil instrument: Qalab duub socodle

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *