Erayada ka bilowda xarafka R ee Walax-ogaalka (physics)
- Radar: Raadaar
- Radiant Energy: Tamar kaah
- Radiant flux: Burqad kaah
- Radiant Heat: Kul kaah
- Radiating surface: Dul kaahda
- Radiation: Kaahin
- Radioactive: Kaahfal
- Radioactive chain: Silsiladda Kaahfal
- Radioactive contamination: Dikhawga Kaahfal
- Radioactive decay constant: Madoorsoomaha Mataaxa Kaahfal
- Radioactive Equilibrium: Dheelitirka Kaahfal
- Radioactive Series: Taxa Kaahfal
- Radioactive Source: Isha Kaahfal
- Radioactivity: Kaahfalid
- Radioactivity, Artificial: Kaahfalid gacmeed
- Radioactivity, Natural: Kaahfalid dabiiciya
- Radio Waves: Hirarka Raadiyowga
- Range: Aag
- Ray: Fallaadh
- Ray tracing: Fallaadh-raac
- Reactance: Caabbi/Hakin
- Reaction: Falgal
- Reactor: Falgeliye
- Reciprocal: Rogaal
- Recoil: Dibuduub
- Rectification: Qumiyayn
- Rectifier: Qumiye
- Reflectance: Noqdin
- Reflection: Noqod
- Reflection Diffused: Noqod Hablaawe
- Reflector: Noqodsiiye
- Refraction: Qalloocsan
- Refraction, Snell’s Law: Xeerka Isnel ee Qalloocsanka
- Refraction Index: Weheliyaha Qalloocsanka
- Regulation: Habayn
- Regular: Hable
- Relative: U-eegid
- Relativity: U-eegidda
- Residual: Gufadh/Hadhaa
- Residual Charge: Saldanab Hadhaa
- Resistance: Caabbi
- Resistor: Caabbiye
- Resolution: Xubnayn
- Resonance: Isku dubadhac
- Rest Energy: Tamar Fadhi
- Rest Mass: Cuf Fadhi
- Resultant: Helaad
- Revolution: Wareeg
- Retardness: Socod-dhimis
- Rheostat: Caabbi Doorsoome
- Ripple Tank: Taangiga Hirbiyood