DULGUUD

Xarafka -E-
Erayada ka bilowda Xarafka -E- ee Afkeena Hooyo
Xarafka -A-
Erayada ka bilowda Xarafka -A- ee Afkeena Hooyo a (ΚΏ) m.dh Xarafka koowaad ee xuruufta af soomaaliga, ahna shaqal gaaban. aa1 f.g1 (-ay, -day) 1. Cid ama wax garaacid, u caga-juglayn. 2. Dagaalamid. aa1 qr.dd ld baa. aa2 m.dmn.1 ld Aad. ld aydin. aa3...
idaha1
Idaha Iyo Kaalintooda
Idaha iyo Kaalintooda Dhib iyo dheef waxay ku qabaanba , iduhu dhulka Soomaalida oo idil waa ku dhaqmaan. Iduhu waxay ugu taran badan yihiin buurta dhereran Raascasayr illaa geyiga Danaakirada , cariga kasoo rogan ee dhaxanta leh gaar ahaan gobolka...
ariga
Ariga iyo waxtarkiisa
Qaybta 1aad ee Idaha Ariga wuxuu kamid yahay saddexda meesi ee ay soomaalidu si weyn udhaqato . wuxuu ukala ubaxaa Ido iyo riyo (sidoo kale aricad looyaqaano). guud ahaanna dunidoo idil waa laga dhaqdaa , waxaana loo dhaqaalaystaa hilibkiisa , caanihiisa,...
1 17 18 19 20 21 30