DULGUUD
December 13, 2023
A- Noolekasmo/Caafimaad
Abdomen = Ubuc
Abducens = Arag-duduwe
Absicission = Dhacsi
Absorption = Nuugid
Accessory = DHeeraad
Accessory Bud = Ruqur dheeraad ah
Accessory fruits = Midho dheeraad ah
Accessory nerve = Dareenwade dheeraad ah
Acetabulum...
December 13, 2023
Qeexida NoolekasmadaErayga “biology” asal ahaan wuxu ka yimid afka Giriiga “bio” macnihiisu waa “nolol” “logy” na waa “barasho” Marka micnaha guud ee erayga waa barashada nolosha iyo maatarka...
December 13, 2023
Waa Maxay Nudo?
Jirku waxa uu ka kooban yahay bilyanno unugyo ah. Unugyo badani marka ay isku tagaan waxa ay sameeyaan nud (tissue). Nuduhuna koox koox ayay isugu ururaan si ay usameeyan xubin. Marka heerka udhexeeya unuggyada iyo xubnaha ayaa layiraahda...
December 13, 2023
Qeexidda Unugga
Unug (Ingiriis:Cell) waa waxa ugu yar ee uu ka samaysan yahay wax kastoo nooli waana qaybta ugu yar ee dhismaha iyo shaqada ee noole kasta. waxaa kaloo lagu qeexi karaa inuu yahay gundhigga iyo aasaaska nooluhu ku dhisan yahay.
Sidee...
No posts found