Erayada ka bilowda xarafka M ee Walax-ogaalka (physics)
- Machine: Makiinad
- Macroscope: Ilqabadeed
- Magma: Maagma
- Magnet: Birlab
- Magnetic axis: Dhidib birlabeed
- Magnetic Dip: Foorar birlabeed
- Magnetic element: Curiye birlabeed
- Magnetic field: Badad birlabeed
- Magnetic pole: Cidhif birlabeed
- Magnetism: Birlabnimo
- Magnetism, Energy of: Tamar birlabnimo
- Magnetometer: Birlabnimo-beege
- Magnet, permanent: Birlab waarto
- Magnet, temporary: Birlab mawaarto
- Magnification: Weyneyn
- Malleability: Lawaxaan
- Manometer: Cadaadisbeege
- Mars: Marriikh
- Mass: Cuf
- Mass defect: Iin cufeed
- Mass, Energy Equivalent of: Cuf U-dhiganka Tamarta
- Mass Number: Tiro Cuf
- Mass, Relativistic: Cuf U-eegaal
- Matter: Maatar
- Maximum: Ubadane
- Mean Free Path: Celcelis Marrin Bannaan
- Mean Life (average life): Celcelis cimri
- Mechanical, Equivalent of Heat: Kul U-dhigan Makaaniko
- Mechanical Impedance: Xayir Makaaniko
- Mechanics: Cilmi Makaaniko
- Mechanism: Hannaan
- Medium: Dhextaal
- Melting Point: Barta Dhalaashanka
- Melting curve: Xoodka Dhalaashanka
- Membrane: Xuub
- Meniscus: Bileed
- Meson: Meesoon
- Mesophere: Meesofeer
- Metal: Bir
- Metallurgy: Cilmi Bireed
- Meteorite: Cir-ka-soo-dhac
- Meteor: Warancireed
- Metre: Mitir
- Metrology: Cilmi Haweed
- MHO (unit of conduction): MHO (halbeegga Gudbinta)
- Micro: Maykaroo
- Micrometer: Maykaroo-beege
- Microphone: Codweyneeye (Maykarofoon)
- Microscope: Weyneyso
- Microwave: Hiraryarayaal
- Mile: Mayl
- Milky Way: Habarjiid
- Minimum: Uyare
- Mirage: Dhalanteed
- Mirror: Muraayad
- Mist: Ceeryaamo
- MKSA units: Halbeegyada MKSA
- MKS units: Halbeegyada MKS
- Molecule: Moolikiyuul
- Moment of Force: Xoog-maroojiye
- Momentum: Daafad
- Monochrome: Halmidable
- Moon: Dayax
- Morse code: Dhiidhaa
- Motion: Socod
- Moving coil instrument: Qalab duub socodle