Walax-ogaalka -L-

Erayada ka bilowda xarafka L ee Walax-ogaalka (physics)

  • Lag: Dibdhac
  • Lagging current: Qulqul dibdhac
  • Lamp: Laambad
  • Lamp, Arc: Laambad qaanseed
  • Lamp, electric: Laambad danabeed
  • Lamp, Mercury vapour: Laambad Uumi-meerkori
  • Latent heat: Kul dahsoone
  • Latitude: Lool
  • Lattice: Raso
  • Lead: Hor
  • Leakage current: Liig qulqul
  • Leakage flux: Burqan liig
  • Least action principle: Xeerka Fal-u-yare
  • Least time principle: Xeerka ammin-u-yare
  • Leclanche cell: Unugga Leklaanji
  • Length: Dherer
  • Left-hand rule: Xeerka Gacan-bidix
  • Lens: Bikaaco
  • Lens, focal length of: Dhererka kulmis bikaac
  • Lens, focal point of: Bar kulmis bikaac
  • Lens, power of: Awood bikaac
  • Lens formula: Qaacidada bikaacada
  • Lifetime: Cimri
  • Light: Ilays
  • Lightening: Hillaac
  • Light, theories of: Aragtiyaha Ilayska
  • Light year: Sanno Ilays
  • Limiting current: Qulqul xadeeye
  • Linear: Toosan
  • Linear expansion: Fidid dherer
  • Line of force: Xarriiq xoog
  • Line of voltage: Xarriiq fooltej
  • Liquefication of Gases: Horeynta neefaha
  • Liquid: Hoor
  • Litre: Litir
  • Load: Rar
  • Load line: Xarriiq rar
  • Logarithm: Loogardam
  • Logic circuit: Mareeg loojig
  • Longitude: Dhig
  • Longitudinal wave: Hir dherersan
  • Loop: Qool
  • Loss: Lun
  • Loudness: Dhawaaq
  • Loudspeaker: Sameecad
  • Low frequency: Rakaad hoose
  • Low voltage: Fooltej hoose
  • Lubrication: Xaydhayn
  • Lumen (unit): Luuman (halbeeg)
  • Luminance: Iftiimid
  • Luminous emittance: Bixin iftiimeed
  • Luminous flux: Burqad iftiimeed
  • Luminous intensity: Itaal iftiimeed
  • Lux (unit): Lagas (halbeeg)
  • Lyman series: Taxa Layman

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *