Noolekasmo / Caafimaad
I
- Identical twins : Mataano mid ah
- Ilius: Liiyam
- Imbibitions: Nuugid
- Image: Sawir / Dhabaag
- Image formation: Dhabaag sameysan
- Immunity: Kabax, kasaliim
- Impermeable: Mahabe
- Impulse: Gujo
- Inbreeding: Taran xigaal
- Incisor: Fool
- Incomplete: Dhiman
- Incomplete dominance : Shiiqle dhiman
- Incomplete metamorphose: Dubrogasho dhiman
- Incubation period: Kalhuuris
- Incus: Laf dhexaad dhagood
- Indehiscent: Madhambacmo
- Indehiscent assortment: Isdoorasho
- Indigenous: Baraadi ku noole
- Infant: Dhallaan
- Infection: Hambaabuq
- Inferior: Hoose
- Infertile: Gudhan , madhale
- Inflammation: Cun cun , olol
- Inflorescence: Rakibaad ubaxeed
- Inhale: Neef qaadasho
- Inheritance of acquired Characters : Dhaxlida astaamaha
- Inhibition: Joogsasho
- Inhibitor: Joojiye
- Initials: Bilaw
- Inject: Kudhiijin, Ku Duris
- Injection: Dhiijin, Duris
- Inorganic: Xubinlaawe
- Insect: Cayayaan
- Insect pollination : Faxlid cayayaan
- Insecticide: Cayayaandile
- Insectary : Gaagur, hoy cayayaan
- Insectivore: Cayayaan quute
- Insoluble: Mamilme
- Inspiration: Neef qaadasho
- Instinct: Qariisad
- Insulin: Biyogooreedshe
- Integument: Lakab ugxaneed
- Intercellular: Uud unugeed
- Intercellular space: Dulaalaati unug
- Internal: Gudeed
- Internal environment: Deegan gudeed
- Internode: Xubin, luun
- Interphase: Waji nasasho
- Interstitial cells: Uud nudo
- Interstitial fluid: Hoore uudnudeed
- Intestinal glands: Qanjidho mindhicireed
- Intestine: Mindhicir
- Intoxication: Sumayn
- Intracellular: Gudo unug
- Intramembranous: Gudo xuub
- Intraventricular septum: Qoqobe Dhexhaameed / Dhexcoloolyareed
- Invaginstion: Hud , diiqnaan
- Inverstion: Isweydaarin
- Invertebrate: Fal dhabar la’
- Involuntary: Iraada la’aan
- Iodine: Badbeyo
- Iris: Quruxa / ilqurux
- Irregular flowers: Ubax aan sinayn
- Irritability: Carin,dhidhin
- Isogamous: Cees miageed
- Isolation: karantiil , doc’usaarid
- Isotonic: Cadaadle isku mid ah
- isotope: Iskugod