Noolekasmo / Caafimaad
O
- Occiput: qadaad
- Occipital bone: laf qadaad
- Oil gland: qanjidh saliid
- Olfactory: Ureed
- Olfactory bulb: badhi ureed
- Olfactory cells: unugyo ureed
- Olfactory epithelium Shaqcinjir ureed
- Olfactory nerve: dareenwade ureed
- Omnivorous: Giddiquute
- Oocyte: Ugxuuno
- Oogamy : oogami*
- Oogenesis: Ugxanleelka
- Oogonium: oogoniyam*
- Oology: Ugxankasmo
- Oosperm: Bacrimane
- Oospore: Boor-ugxan
- Ootid: Jeex-ugxan
- Open pollination: faxlid furan
- Operculum: dabool
- Ophthalmic: indhood
- Optic nerve : dareenwade arag
- Order: duul
- Organ: Xubin
- Organelle: Xubinyarooyin
- Organism: Noole
- Organogenesis: Xubnoleelka
- Origin of species: isirka sinjiyada
- Osmoregulation: horis-siimow
- Osmosis: siimow
- Osmotic pressure : cadaadis siimow
- Ossicle: laf dhegood
- Ossification: lafow
- Osteoblast: Laf sameeye
- Osteoclast: Laf Jajabiye
- Osteocranium:Baso lafood
- Ostium: af u yaal
- Ovary: ugxan side
- Oviduct: Ugxanmareen
- Ovotestis: ugxanside xiniin
- Ovoviviparous: ugxan dhalid
- Ovulation: ugxandeynta
- Ovule: ugxanside yare
- Ovum: ugxan
- Oxyhemoglobin: Casiigkubadriino Hololle