Erayada ka bilowda xarafka O-

Noolekasmo / Caafimaad

O

  • Occiput: qadaad
  • Occipital bone: laf qadaad
  • Oil gland: qanjidh saliid
  • Olfactory: Ureed
  • Olfactory bulb: badhi ureed
  • Olfactory cells: unugyo ureed
  • Olfactory epithelium Shaqcinjir ureed
  • Olfactory nerve: dareenwade ureed
  • Omnivorous: Giddiquute
  • Oocyte: Ugxuuno
  • Oogamy : oogami*
  • Oogenesis: Ugxanleelka
  • Oogonium: oogoniyam*
  • Oology: Ugxankasmo
  • Oosperm: Bacrimane
  • Oospore: Boor-ugxan
  • Ootid: Jeex-ugxan
  • Open pollination: faxlid furan
  • Operculum: dabool
  • Ophthalmic: indhood
  • Optic nerve : dareenwade arag
  • Order: duul
  • Organ: Xubin
  • Organelle: Xubinyarooyin
  • Organism: Noole
  • Organogenesis: Xubnoleelka
  • Origin of species: isirka sinjiyada
  • Osmoregulation: horis-siimow
  • Osmosis: siimow
  • Osmotic pressure : cadaadis siimow
  • Ossicle: laf dhegood
  • Ossification: lafow
  • Osteoblast: Laf sameeye
  • Osteoclast: Laf Jajabiye
  • Osteocranium:Baso lafood
  • Ostium: af u yaal
  • Ovary: ugxan side
  • Oviduct: Ugxanmareen
  • Ovotestis: ugxanside xiniin
  • Ovoviviparous: ugxan dhalid
  • Ovulation: ugxandeynta
  • Ovule: ugxanside yare
  • Ovum: ugxan
  • Oxyhemoglobin: Casiigkubadriino Hololle

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *