Noolekasmo / Caafimaad
S
- Salamander: Salamandar*
- Saliva: Candhuuf
- Salivary gland: Qanjidh candhuuf
- Sampse: Muunad
- Sap: Dheecaan
- Saprophyte: Bakhti ku bexe
- Sapwood: Qori dheecaan
- Savanna: Safaana
- Scale: Jidhif
- Scapule: Garab
- Scar: Nabar
- Scavenger: Bakhti cune
- Schistosomiasis: Dhiigfaraqlow
- Sclerenchyma: Nudqallafle
- Sea cucumber: Qajaar badeed
- Secondary wall : Gidaar dambeed
- Secretion: Dhiiqis
- Seed: Iniin
- Seed coat: Dahaadh iniin
- Seedling: Geed naqan
- Seed plant: Geed iniinyaale
- Seed stalk: Samay iniin
- Segmen: Maraar
- Segmentation: Maraarayn
- Segmentation cavity: Moqor maraarayn
- Segregation: Takoorid
- Selection: Xul
- Self–differentiation: Iska soocid
- Self-fertilization: Iisbacriminayn
- Self-pollination : Isfaxlid
- Semen: Mani
- Seminal duct: Marin maniyeed
- Seminiferous tubule: Dhuumoyaro xaweed
- Semipermeable: Nus-habe
- Senescence: Da’nimo
- Sensation: Dareemid
- Sense: Dareen
- Sensibility: Dareemitaan
- Sensitivity: Dareenimo
- Sensory: Dareeme
- Sensory neuron: Dareeme unug dareenwade
- Sepal: Malaace
- Septum: Qoqobe
- Serum: Muud
- Sessile: Samayla
- Sex: Jinsi
- Sex cell: Unug jinsi
- Sex chromatin: midabriino jinsi
- Sex chromosome: Midaboogo jinsi
- Sex determination: Go’aansi jinsi
- Sex differentiation: Kalasoocnaan jinsi
- Sex organs: Xubno jinsi
- Sex transformation: Beddelaad jinsi
- Sexual: Jinsiyeed
- Sexual generation: Da’ jinsi, fac jinsi
- Sexual reproduction: Taran jinsi
- Sexual selection : Xul jinsi
- Sheeth: Kiish
- Shoot: Toog
- Shoot system: Habdhis toogeed
- Shoulder joint: Kalagoys garab
- Shrub: Geed hoosaad
- Sieve cell: Unug shaandho
- Sieve tube: Dhuun shaandho
- Sinus: Moqor
- Sinus venosus: Daleel aroor
- Siphon: Tuubo
- Skeletal muscles: Muruqyo qalfoof
- Skeletal system: Habdhis qalfoof
- Skeleton: Qalfoof
- Skin: Maqaar
- Skull: Lafo madax
- Smell: Urin
- Smooth: Siisib
- Smooth muscle: Muruq sisiban
- Snaill: Xaaxeeyo
- Soil: Carro
- Soluble: Milme
- Solution: Milan
- Solvent: Mile
- Somatic cell :Unug jidheed
- Somite: Jidheed
- Sour: Dhanaan
- Space biology: Nololbarowga Hawadasare
- Speciation: Sinjiyeyn
- Species: Sinji
- Sperm: Xawo
- Spermatocyte: Unug xawo
- Spermatogenesis: Koridda xawada
- Spermatophyte: Iniiney
- Spermatoziod: Isbeermatosaydh*
- Spermatozoa: Isbeermatosuwa*
- Sperm cell: Unug xawo
- Spermiation: Xawokeen
- Sperm nucleus: Bu’xawo
- Spinal cord: Xangulo
- Spinal nerve: Dareenwade Xangullo
- Spleen: Beeryaro
- Sponge: Cushilo
- Sponge bone: Laf ruug
- Sponge parenchyma: Gidaaryaro Lafruug
- Spontaneous generation: Iskiitaran
- Sporangium: Boodhside
- Spore: Boodh
- Spore mother cell: Unug dambeed
- Sporophyte: Isborofayt*
- Stalk: Samay
- Stamen: Faxalside
- Staminate: Ubax lab
- Starch: Awdhirre
- Starch sheeth: Gal Awdhirre
- Starvation: Macaluul
- Stem: Jirid
- Stem cell: Unug Jirideed
- Sterile: Ma dhalays
- Sterility: Ma dhalaysnimo
- Sternum: Kalxan
- Stigma: Sibiisha ubax Fur Ubo
- Stimulate: Dhiirrigelin
- Stimulus: Dhiirigeshe
- Stipule: Baarumo
- Stomata: Dalool
- Stomach: Calool
- Stratum: lakab
- Straited Muscle: Muruq miiqtalantaalle
- Structure: Dhisme
- Struggle for existence: Loolan jiritaan
- Style: Dhuun ubo
- Style sac: Kiish Dhuun ubo
- Succession: Isdabajoog
- Succulent: Baqashle
- Sucker: Toobe
- Sucrase: sunkoryiire
- Sucrose: Sunkorceen
- Sugar: sonkor
- Summation of Stimuli: Iskugeyn caris
- Superficial: Oogeed
- Superficial Cleavage: Qaraar Oogeed
- Supplement: Dheeraad
- Supplemental : Dheeraad
- Surface tension: Giigsanaan oogeed
- Survival of the fittest: Sooduuge Kuhaboonaha
- Susceptible: Nugul
- Sweat: Dhidid
- Sweat gland: Qanjidh dhidid
- Symbiosis: Islanoolaansho
- Symmetry: Wanqaran
- Synovial Fluid: Dareere kalagoys
- Synthesis: Samayn
- System: Habdhis
- Systole: Tuujis