DULGUUD
December 14, 2023
Noolekasmo / Caafimaad
C
Cactus: Tiin
Calcifuge: Jaan kuma bax
Callus: Gaatir
Calorie: Tamarbeeg / Tarbeeg
Calyx: Malaacayaal
Cambium: Rogob
Canal system: Habdhis Kelli
Canine: Mici
Canning: Qasacayn
Capillaries: Tintaafyo
Capsule:...
December 14, 2023
B
Bacillus: Takaaxo
Backbone: Lafdhabar
Backcrossing: Talaal tafiireed
Bacteria: Bakteeriya / Baaxo
Bactericide: Bakteeriyodile /Baaxodile
Bacteriology : Bakteerikasmo / Baaxokasmo
Burbules: Baarumo
Bark: Jidhif /jirif
Barrier: Carqalad
Basal...
December 13, 2023
Fardo : nooc kamid ah meesiyada la dhaqo
Farduhu wuxuu kamid yahay Gammaanka , oo kasii mid ah xoolaha la dhaqdo, waa astaan u taagan dagaalka iyo safarka , Fardaha Soomaalidu waxay u adeegsan jireen:-1. Xarago ahaan2.Sahanka3.Duulaanka4.Yarad ahaanna...
December 13, 2023
Qaybta koowaad Nafleyda ayaa loo qaybshaa laba qaybood oo kala ah: Duurjoog iyo Dabjoog Duurjoog 𐒆𐒓𐒇𐒃𐒝𐒌: Nafleyda inta duurka ku nool ayaa layiraahdo Duurjoog ama cidla’joog. Dabjoog 𐒆𐒖𐒁𐒃𐒝𐒌: Nafleyda inta dadka la nool oo ay kamid yihiin Xoolaha...
No posts found