DULGUUD
December 13, 2023
Daalku waa dareen jiirago’, wahsi, tamarla’aan iyo weliba jiif iyo nasasho rabid weyn oo ay dareento nafleydu. 1.Dhacsaalid: aad udaalid 2.Dakaanid: gammaan ama awr daalid. 3.Shiraarid/cabbaarid: awr raran aad u daalid 4.Wanshiir: culays dartiis...
December 13, 2023
Qurucu waa geed abaareed weyn oo leh qodax, mayrax xabag wanaagsan iyo abqo , baarka sare sidii harisadoo(dallada) kale ufidsan, wuxuu aad uga baxaa qaaradda afrika gaar ahaan dhulka soomaalidu degto iyo dalka suudaan, sidoo kale waxaa lagu arkaa wadamada...
December 13, 2023
Weydiimaha waxaa loo kala qaada dhawr qaybood oo ay kamid yihiin:-
1. Hayb Weydiin iyo Warcelin: waa weydiimo toos ah oo ardayga laga aqoondhuganayo heerka aqoontiisa ee ku aaddan weydiintaas, waxaana kamid ah: B) Hayb Qeexis: waa hayb ama weydiin lagaa...
December 13, 2023
Gooshashka Gelinka hore (Barqo)7:00 Jarmaad8:00 Barqayaro9:00 Xiskin10:00 Barqo-kulul11:00 Harsookor /Barqaharraac 12:00 Har
7:00: illaa 11:59 Barqo 12:00 illaa 14:59 Hargal
Gelinka dambe (Galab) 13:00 Baqool 14:00 Gadiid 15:00 Galabdheer/ gabbaldheer...
No posts found