Noolekasmo / Caafimaad
U
- Udder: Candho
- Ulna: Kalfar
- Umbilical cord: Xuddun
- Unicellulae: Hal unuglay
- Unilateral: Hal dhinacle
- Uniovular: Hal ugxanle
- Uniparous: Mid dhale
- Unipolar: Hal cidhifle
- Unisexual: Hal jinsiile
- Unit character: Astaan Halbeeg
- Universal donor: Deeqe guud
- Universal recipient: Qaate guud
- Universal symmetry: Wanqaran guud
- Urether: Lise
- Urethra: Dhiije
- Uric acid :Kaadiniin (Dhaniin kaadiyeed)
- Urinary: Kaadiyeed
- Urinary bladder: Kaadi hays
- Urinary system: Habdhis kaadiyeed
- Urine: Kaadi
- Uriniferous tubules: Dhuumoyaarooyin kaadiqaad
- Urinogenital duct: Marin kaaditaran
- Urinogenital system: Habdhis kaaditaran
- Uterine milk: Dheecaan maxal (Caano Maxal)
- Uterus: Min ,Maxal , Ilmagaleen