Erayada ka bilowda xarafka N-

Noolekasmo / Caafimaad

N

  • Naked bud: Ruqur muduggan
  • Nasal cavity: Moqor saneed,hanqalaal
  • Natural selection: Xulasho dabiici
  • Nectar: Dhabaq
  • Nectary: Qanjidh dhabaq
  • Nephridium: Kellisaarey
  • Nephroid: Kalyood
  • Nephron: Kelliinta , Halbeegga kellida
  • Nerve: Dareenwade, Damaq
  • Nerve centre: Xarun dareenwade
  • Nerve cord: Xangull dareenwade
  • Nerve fibre: Miiq dareenwade
  • Nerve impulse: Gujo dareenwade
  • Nerve root: Xidid dareenwade
  • Nervous system: Habdhis dareenwade
  • Nerve tissue: Nud dareenwade
  • Net venation: Aroor shabaq
  • Neurology: Jirrodareenwad Barow
  • Neuron: Ungu dareenwade
  • Niche: Deegaan haboon
  • Nitrogen cycle: Meertada Hareeri
  • Node: Gumud
  • Nodule: Kurtin
  • Nomenclature: Magacbixin
  • Nostril: Dul
  • Notochord :Adhax
  • Nuclear division: Qaybsan bu’eed
  • Nuclear membrane: Xuub bu’eed
  • Nucleolus : Bu’yar
  • Nucleoprotein: Horriino bu’eed
  • Nucleus :Bu’
  • Nurse: Kalkaaliye
  • Nutrition: Nafaqo
  • Nutrient: Nafaqeeye
  • Nymph: Koronkoro.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *