JILIBXIR

caanaha
Heerarka Caanaha
Caanuhu waa hoore cad, nafaqo leh, la dhamo oo naasleyda dhedig oo irmaan Caanogaleenkeeda laga helo markii la maalo. Caanuhu waxay maraan lix heer oo kala ah:- 1.Dambar 𐒆𐒖𐒑𐒁𐒖𐒇: waa heerka koowaad oo ah neefka markaa dhala Caanaha cawlka ah ee laga liso...
nin daallan , daal hayo
Jaadadka Daalka
Daalku waa dareen jiirago’, wahsi, tamarla’aan iyo weliba jiif iyo nasasho rabid weyn oo ay dareento nafleydu. 1.Dhacsaalid: aad udaalid 2.Dakaanid: gammaan ama awr daalid. 3.Shiraarid/cabbaarid: awr raran aad u daalid 4.Wanshiir: culays dartiis...
Qurac2
QURAC, ABQO 𐒎𐒚𐒇𐒖𐒋, 𐒖𐒁𐒎𐒙 Eng (Umbrella thorn acacia/Acacia tortilis)
Qurucu waa geed abaareed weyn oo leh qodax, mayrax xabag wanaagsan iyo abqo , baarka sare sidii harisadoo(dallada) kale ufidsan, wuxuu aad uga baxaa qaaradda afrika gaar ahaan dhulka soomaalidu degto iyo dalka suudaan, sidoo kale waxaa lagu arkaa wadamada...
weydiin
Qaybaha Weydiinta
Weydiimaha waxaa loo kala qaada dhawr qaybood oo ay kamid yihiin:- 1. Hayb Weydiin iyo Warcelin: waa weydiimo toos ah oo ardayga laga aqoondhuganayo heerka aqoontiisa ee ku aaddan weydiintaas, waxaana kamid ah: B) Hayb Qeexis: waa hayb ama weydiin lagaa...
1 2 3 4 5