Xisaab -L-

Erayada ka bilowda xarafka L ee Xisaabta

  • Lateral: Dhinac
  • Lateral surface: Dul dhinaceed
  • Law: Xeer
  • Least common multiple: Dhufsane yaraha ay wadaagaan
  • Length: Dherer
  • Like terms: Tibxo isueg
  • Limit: Xad
  • Limit of a function: Xad fansaar
  • Limit of a sequence: Xad susum
  • Limits of glass interval: Xadadka gaalis ineed
  • Limits, fundamental theorem of: Aragtinnada asaasiga ah ee xadadka
  • Line: Xarriiq
  • Line, broken: Xarriiq googo’an
  • Lines, concurrent: Xarriiqo barwadaag ah
  • Line, directed: Xarriiq jihan
  • Line, direction of: Jiho xarriiqeed
  • Litre: Litir
  • Locus: Tub
  • Logarithm: Logardam
  • Logarithm, characteristics of: Abyanaha logardam
  • Logarithm, common: Logardam caadi ah
  • Logarithm, mantissa of: Qurub logardam
  • Logarithm, natural (Napierian): Logardamka nabiir
  • Logarithmic curve: Xood logardam
  • Logarithmic equation: Isle’eg logardam
  • Logic, mathematical: Loojig xisaabeed (mandiq)
  • Lowest terms, in: Tibxaha ugu fudud
  • Lowest common multiple: Dhufsane yaraha ay wadaagaan

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *