Erayada ka bilowda xarafka G ee Walax-ogaalka (physics)
- Gain: Macaash
- Galaxy: Galagsi
- Galvatic cell: Unugga Galgani
- Galvanometer: Galfanoometer
- Gamma rays: Fallaadhaha Gaama
- Gas: Neef
- Gas constants: Madoorsoomayaasha neefta
- Gas turbine: Marwaxad neefeed
- Gate: Kadin/Afaaf
- Gay-Lussac’s law: Xeerka Gay-lusaak
- General: Guud
- Generator: Dhaliye
- Geocentric: Dhulxuduneed
- Geomagnetic axis: Dhidib birlab dhuleed
- Geomagnetic field: Badad birlab dhuleed
- Geomagnetic poles: Cidhifyo birlab dhuleed
- Geometrical optics: Cilmiga Obtik-goomatariyeed
- Geophysics: Jiyofiisiko
- Giant Star: Xiddig weyn
- Glass: Quraarad
- Gradient: Tiiro
- Graph: Garaaf
- Granules: Quruurux
- Gravity: Cufisjiidad
- Gravitational acceleration: Karaar cufisjiidad
- Gravitational constant: Madoorsoome Cufisjiidad
- Gravitational field: Badad cufisjiidad
- Gravitational potential: Kayd cufisjiidad
- Gravitational, Newton’s law of: Xeerka Niyuutan ee cufisjiidadka
- Grid: Shabaq/Shebeg
- Grid Bias: Xaglin Shabaq
- Ground State: Heer dhul
- Group velocity: Kaynaan koox
- Gyroscope: Jirooskoob
- Ground wave: Hir-dhuleed