Noolekasmo / Caafimaad
G
- Galactose: Maskaxceen
- Gall-bladder :Xanjareeri
- Gametangium :Gamitanjiyam
- Gamete: Jinsuuno / Unug Jinsi
- Gametic nuclei: Bu’yaal Jinsi
- Gametogenesis :Jinsileel / Jinsisamayn
- Gametophyte: Waji Jinsiyeed
- Gamatophyte generation: Fac Waji-jinsiyeed
- Ganglion : Guntimeeq /Guntin dareen
- Gel : Xab
- Gene: Hiddoside
- Genetalia: Waaxo tarmeed
- Genetics: Hiddokasmo
- Genotype: Hiddojaad/ Jaadka Hiddaha
- Genus: Duul
- Geological time : Da’da dhulka
- Geotropism: Dhusin raac
- Germ cells :Unugyo jinsi
- Germinatio: Biqlin
- Germ layer: Lakab jinsi
- Germ tube: dhuun jinsi
- Gastation: Uur
- Gills: Waafyo
- Gills fungi: Fangi waafyood
- Glaward : Midxin
- Glands: Qanjir
- Glomerulus: Kubadyaro Kelli
- Glucose: Dheenco
- Glycerol: Gilisarool
- Glycogen : Dheencokeydshe
- Glycogenesis: Dheencokaydleel
- Gonad: Taranaarqo / Qanjir taraneed ,
- Graft: Tallaal jamid
- Graffian follicle : Goonka Garaafiyan
- Granulocytes: Madhiflay
- Grass: Caws
- Green glands : Qanjirro cagaaran
- Growth: Korriin
- Guard cell : Unug ilaaliye
- Gullet: Hunguri,jidiin
- Gut: Calool yaro
- Gymosperm: Ubax la’