Erayada ka bilowda xarafka H ee Xisaabta
- Half: Badh
- Half line: Xarriiq badh
- Half plane: Sallax badh
- Half space: Dululaati badh
- Harmonic: Tawaafuqi
- Hectare: Hektaar
- Hecto: Hegto
- Hectogram: Hegtogaraam
- Hectolitre: Hegtolitir
- Hectometre: Hegtomitir
- Height: Joog
- Hemisphere: Kubbad-badh
- Heptagon: Toddobogeesle
- Heptahedral: Toddobosalxaale ah
- Heptahedron: Toddobosalxaale
- Heptangular: Toddobo-xagalle
- Heterogeneous: Kalakaan
- Heuristic: Tajriibi
- Hexa: Lix
- Hexagon: Lixgeesle
- Hexagonal: Lixgeesle ah
- Hexahedron: Lixsalxaale ah
- Highest common divisor: Qaybshe weynaha ay wadaagaan
- Highest common factor: Isir weynaha ay wadaagaan
- Histogram: Histoogaraam
- Homomorphism: Homomorfiya
- Horizontal line: Xarriiq jiifta
- Horizontal plane: Sallax jiifa
- Hundred’s place: Rugta boqolaad
- Hundredth: Boqoleed
- Hundredweight: Handarawayd
- Hyperbola: Labasaab
- Hyperbolic function: Fansaar labasaable
- Hyperbolic logarithm: Loogardam labasaable
- Hyperboloid: Labasaab-eke
- Hypotenuse: Shakaal
- Hypothesis: Afeef
- Hypothesis, composite: Afeef dhafan
- Hypothesis, null: Afeef madhan
- Hypothesis, simple: Afeef fudud
- Hypothesis, testing of: Tijaabin afeef