AFNAQ

michael-dziedzic-nIIbUcQuzUM-unsplash
Erayada ka bilowda xarafka I-
Noolekasmo / Caafimaad I Identical twins : Mataano mid ah Ilius: Liiyam Imbibitions: Nuugid Image: Sawir / Dhabaag Image formation: Dhabaag sameysan Immunity: Kabax, kasaliim Impermeable: Mahabe Impulse: Gujo Inbreeding: Taran xigaal Incisor:...
paul-teysen-Zn2rva_oLQI-unsplash
Erayada ka bilowda xarafka H-
Noolekasmo / Caafimaad H Habit: caado Habitat: sabo Hemocyonin : hiimosayniin Hemoglobin: Casiigkubadriino Haemophilia : Dhiigbax xubbow Hair: Timo,tin Hair cell: Unug timeed Hair follicle : Guun timed Hair papilla: Tiiryar timeed Hair...
scott-evans-O4vJWo4c5Vc-unsplash
Erayada ka bilowda xarafka G-
Noolekasmo / Caafimaad G Galactose: Maskaxceen Gall-bladder :Xanjareeri Gametangium :Gamitanjiyam Gamete: Jinsuuno / Unug Jinsi Gametic nuclei: Bu’yaal Jinsi Gametogenesis :Jinsileel / Jinsisamayn Gametophyte: Waji Jinsiyeed Gamatophyte...
larry-costales-bidi8u2gTwc-unsplash
Erayada ka bilowda xarafka F-
Noolekasmo / Caafimaad F Facial nerve: Dareenside Waji Faeces: Saxaro Fallopian tube: dhuun maxal False rib : Feedh calaan Family: Bah Fat: Dufan Fat body : Jidh dufaneed Fat cells Unugyo dufaneed Fatty acid : Dufanaasho Feather:...
1 9 10 11 12 13