DULGUUD

Xisaab -U, V, W, X, Y iyo Z-
Erayada ka bilowda xarafka U ee Xisaabta Unbiased: Madhameex, dhexdhexaad Undefined term: Tibix aan qeexnayn Uniform: Aan is beddelin/Siman Union: Isu tag Union of two sets: Isutagga laba urur Unique: Madi Unique factorization theorem:...
Xisaab-T-
Erayada ka bilowda xarafka T ee Xisaabta Triangle, acute: Saddex-xagal fiiqan Triangle, equiangular: Saddex-xagal xaglo le’ege Triangle, inscribed: Saddex-xagal dhexmeersan Triangle, isosceles: Saddex-xagal labaale ah Triangle, obtuse: Saddex-xagal...
Xisaab -S-
Erayada ka bilowda xarafka S ee Xisaabta Sample: Muunad Sample, random: Muunad xulasho la’ Satisfy: Raalligalin Scaler: Foolwaa Scaler product: Taran foolwaa Scaler quantity: Xaddi foolwaa Scale: Iskeel Scale, drawing to: Ku sawiran iskeel Scalene:...
Xisaab -R-
Erayada ka bilowda xarafka R ee Xisaabta Radian: Gacansin Radical: Asto xidid tiro Radicand: Xidid tiro Radius: Gacan Radius of a circle: Gacan goobo Radius of curvature: Gacan xoodnaan Radius of a regular polygon, long: Gacan dheere geesoole Random...
1 2 3 4 30