AFNAQ

Walax-ogaalka -O-

Erayada ka bilowda xarafka O ee Walax-ogaalka (physics)

  • O. A. S. M. System: Habka O.A.S.M.
  • Object: Walax
  • Object Space: Dululaati walaxeed
  • Objective: Walaxeed
  • Oblique: Janjeedhe

Walax-ogaalka -N-

Erayada ka bilowda xarafka N ee Walax-ogaalka (physics)

  • Navigation: Maaxid
  • Navigation Sea: Badmaaxid
  • Navigation Air: Hawomaaxid
  • Near Point: Bar dhaw
  • Negative glow: Ilays Tabane
  • Neptune: Nebtuun
  • Neutral Surface: Gibil dhexdhexaad
  • Neutrino: Niyuutariinno
  • Neutron: Niyuutaroon
  • Newton’s law of Cooling: Xeerka Niyuutan ee Qaboojinta
  • Newton’s law of Gravitation: Xeerka Niyuutan ee Cufisjiidadka
  • Newton’s law of Motion: Xeerka Niyuutan ee Socod
  • Newton: Niyuutan (halbeeg)
  • Noble Gases: Neefaha Wahsada
  • Node: Guntin
  • Noise: Buuq
  • Non-metal: Bir-ma-ahe
  • Normal: Caadi
  • North Pole: Cidhifka Waqooyi
  • Nuclear Charge: Saldanab Bu’eed
  • Nuclear Disintegration: Firidh Bu’eed
  • Nuclear Energy: Tamar Bu’eed
  • Nuclear Fission: Dhanballan Bu’eed
  • Nuclear Forces: Xoogag Bu’eed
  • Nuclear Fusion: Iskudheg Bu’eed
  • Nuclear Physics: Fiisika Bu’eed
  • Nuclear Reaction: Falgal Bu’eed
  • Nuclear Reactor: Falgeliye Bu’eed

Walax-ogaalka -M-

Erayada ka bilowda xarafka M ee Walax-ogaalka (physics)

  • Machine: Makiinad
  • Macroscope: Ilqabadeed
  • Magma: Maagma
  • Magnet: Birlab
  • Magnetic axis: Dhidib birlabeed
  • Magnetic Dip: Foorar birlabeed
  • Magnetic element: Curiye birlabeed
  • Magnetic field: Badad birlabeed
  • Magnetic pole: Cidhif birlabeed
  • Magnetism: Birlabnimo
  • Magnetism, Energy of: Tamar birlabnimo
  • Magnetometer: Birlabnimo-beege
  • Magnet, permanent: Birlab waarto
  • Magnet, temporary: Birlab mawaarto
  • Magnification: Weyneyn
  • Malleability: Lawaxaan
  • Manometer: Cadaadisbeege
  • Mars: Marriikh
  • Mass: Cuf
  • Mass defect: Iin cufeed
  • Mass, Energy Equivalent of: Cuf U-dhiganka Tamarta
  • Mass Number: Tiro Cuf
  • Mass, Relativistic: Cuf U-eegaal
  • Matter: Maatar
  • Maximum: Ubadane
  • Mean Free Path: Celcelis Marrin Bannaan
  • Mean Life (average life): Celcelis cimri
  • Mechanical, Equivalent of Heat: Kul U-dhigan Makaaniko
  • Mechanical Impedance: Xayir Makaaniko
  • Mechanics: Cilmi Makaaniko
  • Mechanism: Hannaan
  • Medium: Dhextaal
  • Melting Point: Barta Dhalaashanka
  • Melting curve: Xoodka Dhalaashanka
  • Membrane: Xuub
  • Meniscus: Bileed
  • Meson: Meesoon
  • Mesophere: Meesofeer
  • Metal: Bir
  • Metallurgy: Cilmi Bireed
  • Meteorite: Cir-ka-soo-dhac
  • Meteor: Warancireed
  • Metre: Mitir
  • Metrology: Cilmi Haweed
  • MHO (unit of conduction): MHO (halbeegga Gudbinta)
  • Micro: Maykaroo
  • Micrometer: Maykaroo-beege
  • Microphone: Codweyneeye (Maykarofoon)
  • Microscope: Weyneyso
  • Microwave: Hiraryarayaal
  • Mile: Mayl
  • Milky Way: Habarjiid
  • Minimum: Uyare
  • Mirage: Dhalanteed
  • Mirror: Muraayad
  • Mist: Ceeryaamo
  • MKSA units: Halbeegyada MKSA
  • MKS units: Halbeegyada MKS
  • Molecule: Moolikiyuul
  • Moment of Force: Xoog-maroojiye
  • Momentum: Daafad
  • Monochrome: Halmidable
  • Moon: Dayax
  • Morse code: Dhiidhaa
  • Motion: Socod
  • Moving coil instrument: Qalab duub socodle

Walax-ogaalka -L-

Erayada ka bilowda xarafka L ee Walax-ogaalka (physics)

  • Lag: Dibdhac
  • Lagging current: Qulqul dibdhac
  • Lamp: Laambad
  • Lamp, Arc: Laambad qaanseed
  • Lamp, electric: Laambad danabeed
  • Lamp, Mercury vapour: Laambad Uumi-meerkori
  • Latent heat: Kul dahsoone
  • Latitude: Lool
  • Lattice: Raso
  • Lead: Hor
  • Leakage current: Liig qulqul
  • Leakage flux: Burqan liig
  • Least action principle: Xeerka Fal-u-yare
  • Least time principle: Xeerka ammin-u-yare
  • Leclanche cell: Unugga Leklaanji
  • Length: Dherer
  • Left-hand rule: Xeerka Gacan-bidix
  • Lens: Bikaaco
  • Lens, focal length of: Dhererka kulmis bikaac
  • Lens, focal point of: Bar kulmis bikaac
  • Lens, power of: Awood bikaac
  • Lens formula: Qaacidada bikaacada
  • Lifetime: Cimri
  • Light: Ilays
  • Lightening: Hillaac
  • Light, theories of: Aragtiyaha Ilayska
  • Light year: Sanno Ilays
  • Limiting current: Qulqul xadeeye
  • Linear: Toosan
  • Linear expansion: Fidid dherer
  • Line of force: Xarriiq xoog
  • Line of voltage: Xarriiq fooltej
  • Liquefication of Gases: Horeynta neefaha
  • Liquid: Hoor
  • Litre: Litir
  • Load: Rar
  • Load line: Xarriiq rar
  • Logarithm: Loogardam
  • Logic circuit: Mareeg loojig
  • Longitude: Dhig
  • Longitudinal wave: Hir dherersan
  • Loop: Qool
  • Loss: Lun
  • Loudness: Dhawaaq
  • Loudspeaker: Sameecad
  • Low frequency: Rakaad hoose
  • Low voltage: Fooltej hoose
  • Lubrication: Xaydhayn
  • Lumen (unit): Luuman (halbeeg)
  • Luminance: Iftiimid
  • Luminous emittance: Bixin iftiimeed
  • Luminous flux: Burqad iftiimeed
  • Luminous intensity: Itaal iftiimeed
  • Lux (unit): Lagas (halbeeg)
  • Lyman series: Taxa Layman

Walax-ogaalka -K-

Erayada ka bilowda xarafka K ee Walax-ogaalka (physics)

  • Keeper: Dhawre
  • Kepler laws: Xeerarka Keblar
  • Kilogramme: Kiloogaraam
  • Kilogramme force: Kiloogaraam xoog
  • Kilogramme weight: Kiloogaraam culays
  • Kinematics: Habdhaqaaq
  • Kinetic energy: Tamar socod
  • Kinetic theory of Gas: Aragti-socod-neefeed
  • Kirchhoff’s law: Xeerka Kirkoof

Walax-ogaalka -J-

Erayada ka bilowda xarafka J ee Walax-ogaalka (physics)

  • Jamming: Isxidh/Tashwiish
  • Jet: Dhuundhas
  • Jet engine: Injiin dhuundhas
  • Joint: Isgal
  • Joule: Juul
  • Joule’s law of energy: Xeerka Juul ee tamarta
  • Junction: Isgoys
  • Jupiter: Jubitar

Walax-ogaalka -I-

Erayada ka bilowda xarafka I ee Walax-ogaalka (physics)

  • Ice: Beref
  • Ice point: Bar beref
  • Ignition temperature: Heerkul shidid
  • Illumination: Iftiin
  • Image: Humaag
  • Ideal Gas: Neef mitaali ah
  • Image, real: Humaag runeed
  • Image, virtual: Humaag beeneed
  • Impact: Dhacdo
  • Impedance: Xayir
  • Impedance, external: Xayir dibadeed
  • Impedance, internal: Xayir gudeed
  • Impulse: Gujo
  • Impurity: Huursho
  • Incandescent lamp: Guluub Ifbidhe
  • Incandescent: If-bidhe
  • Independent: Xornimo/Madaxbannaani
  • Indicator: Muujiye
  • Induction: Saaqan
  • Induction, self: Naf saaqan
  • Induction, mutual: Iskii saaqan
  • Induction coil: Duub saaqineed
  • Inductor: Saaqe
  • Inert Gas: Neef wahsato
  • Inertial frame of reference: Goob-beegaalka wahsiyeed
  • Inertia: Wahsi
  • Infra-red radiation: Kaah ka-hoos-casaan
  • Instrument: Qalab/Alaabo/Agab
  • Insulation: Dahaadhid
  • Insulator: Dahaadhe
  • Integral: Abyoneed
  • Intensity: Itaal
  • Interaction: Falgalan/Falcelis
  • Interference: Labid/Isdhexgal
  • Interferometer: Labid-beege/Isdhexgal-beege
  • Intermediate state: Weji dhexaad/Marxalad dhexaad
  • Internal: Gudeed
  • Invariant: Isma-doorshe
  • Inverse square law: Xeerka labanlaabka rogan
  • Inversion: Rogitaan
  • Ion density: Cufnaan Aayon
  • Ion exchange: Iswaydaarsi Aayon
  • Ion gun: Bunduq Aayon/Aayon-game
  • Ionic radius: Gacan Aayon
  • Ionisation: Aayoneyn
  • Ionisation potential: Kayd Aayoneeye
  • Ionisation temperature: Heerkul aayoneeye
  • Ionosphere: Aayanosfiyeer
  • Iris: Kurux
  • Iron: Bir (curiye)
  • Iron fillings: Budo bireed
  • Isobars: Isku-cadaadis
  • Isotherm: Isku-heerkul
  • Isotope: Isku-god

Walax-ogaalka -H-

Erayada ka bilowda xarafka H ee Walax-ogaalka (physics)

  • Hall Effect: Raadka Haal
  • Halation: Barcadaadi
  • Half-life: Cimri-badh
  • Half-wave: Hir badh
  • Half-life, radioactive: Cimri-badh kaahfaleed
  • Hardness: Adkaan
  • Harmonic motion simple: Socod wadajira
  • Harmonic oscillator: Islabarog wadajira
  • Head-phone: Sameecad madax
  • Hearing loss: Maqal beel
  • Heat: Kul
  • Heat capacity: Kulqaad
  • Heat conduction: Kulgudbin
  • Heat content: Kul-sid
  • Heat engine: Makiinad kuleed
  • Heat exchanger: Kul-iswaydaariye/Kul-dooriye
  • Heat flow: Kul-socod
  • Heat pump: Bambo kuleed/ “Dhuure” Kuleed
  • Heat transfer: Kul-rarid
  • Height: Joog
  • Helical: Gariiradeed
  • Henry (Unit): Heneri (halbeeg)
  • Hertz (unit): Hertas (halbeeg)
  • Hole: God/Madhan
  • Homocentric: Isku-xuddun
  • Hollow: Dalool
  • Hooke’s law: Xeerka Huuk
  • Horse power: Awood faras
  • Hour: Saacad
  • Hue: Ribmidab
  • Humidity: Huur
  • Humidity, absolute: Huur sugan
  • Humidity, relative: Huur isbarbardhigeed
  • Hum: Jac-jac
  • Huygens, principle: Xeerka Hugganis
  • Hydraulics: Falgal biyood
  • Hydrometer: Cufnaan beeg
  • Hydrostatics: Cilmi hoornegiyaasha
  • Hydrostatic pressure: Cadaadis hoornegiyeed
  • Hygrometer: Huur-beeg
  • Hysteresis: Dib-dhac birlabeed
  • Hysteresis loop: Qool dib-dhac birlabeed
  • Hysteresis loss: Lumis dib-dhac birlabeed

Walax-ogaalka -G-

Erayada ka bilowda xarafka G ee Walax-ogaalka (physics)

  • Gain: Macaash
  • Galaxy: Galagsi
  • Galvatic cell: Unugga Galgani
  • Galvanometer: Galfanoometer
  • Gamma rays: Fallaadhaha Gaama
  • Gas: Neef
  • Gas constants: Madoorsoomayaasha neefta
  • Gas turbine: Marwaxad neefeed
  • Gate: Kadin/Afaaf
  • Gay-Lussac’s law: Xeerka Gay-lusaak
  • General: Guud
  • Generator: Dhaliye
  • Geocentric: Dhulxuduneed
  • Geomagnetic axis: Dhidib birlab dhuleed
  • Geomagnetic field: Badad birlab dhuleed
  • Geomagnetic poles: Cidhifyo birlab dhuleed
  • Geometrical optics: Cilmiga Obtik-goomatariyeed
  • Geophysics: Jiyofiisiko
  • Giant Star: Xiddig weyn
  • Glass: Quraarad
  • Gradient: Tiiro
  • Graph: Garaaf
  • Granules: Quruurux
  • Gravity: Cufisjiidad
  • Gravitational acceleration: Karaar cufisjiidad
  • Gravitational constant: Madoorsoome Cufisjiidad
  • Gravitational field: Badad cufisjiidad
  • Gravitational potential: Kayd cufisjiidad
  • Gravitational, Newton’s law of: Xeerka Niyuutan ee cufisjiidadka
  • Grid: Shabaq/Shebeg
  • Grid Bias: Xaglin Shabaq
  • Ground State: Heer dhul
  • Group velocity: Kaynaan koox
  • Gyroscope: Jirooskoob
  • Ground wave: Hir-dhuleed

Walax-ogaalka -F-

Erayada ka bilowda xarafka F ee Walax-ogaalka (physics)

  • Fabry-Barot Method: Habka Faabri-Baarot
  • Factor: Qodob
  • Fahrenheit: Faaranhayt
  • Failure: Hallow
  • Fall: Dhac
  • Fall-out: Soo dhac
  • Farad (unit): Faradh (halbeeg)
  • Faraday Dark Space: Dululaati-madowga Faaradhey
  • Faraday Constant: Madoorsoomaha Faaradhey
  • Faraday, law of induction: Xeerka Saaqidda Faaradhey
  • Faraday, law of electrolysis: Xeerka Danab-soocidda Faaradhey
  • Fermat Principle: Xeerka Feermat
  • Far point: Bar fog
  • Feedback: Dib-u-quudsi
  • Fatigue: Gabid
  • Ferromagnetism: Feerobirlabnimo
  • Field: Badad
  • Field of vision: Badad Muuqaal
  • Field strength: Quwad badad (itaal)
  • Field theory: Aragti badad
  • Filament: Dubaalad
  • Film: Filin
  • Filter: Kala-reebe/miire
  • Filter, color: Kala-reebe midab
  • Filter, wave: Kala-reebe hir
  • Filtration: Miirid
  • Fission: Dhanbalan
  • Fission products: Taran dhanbalan
  • Fissional: Dhanbalma
  • Fixed points: Baro maguur
  • Fizeau experiment: Tijaabada Fisuu
  • Flame: Olol
  • Flare: Holac
  • Flashlamp: Guluub walacle
  • Fog: Dhedo
  • Foot (unit): Fuudh (halbeeg)
  • Foot Candle (unit): Fuut Kaandhal (halbeeg)
  • Force: Xoog
  • Force, centrifugal: Lid xoog xuduneed
  • Forced vibration: Gariir qaaban
  • Force, inertial: Xoog wahsiyeed
  • Fountain: Buq
  • Fracture: Dillaac
  • Fraunhofer diffraction: Gadaalbaah Faranhuufar
  • Freezing: Berefayn
  • Freezing mixture: Iskujir berefayn
  • Freezing point: Barta Berefowga
  • Frequency: Rakaad
  • Frequency distribution: Rakaad baahsanaan
  • Frequency, natural: Rakaad dabiici ah
  • Fresnel Biprism: Birsan-labaalaha Faresnal
  • Friction: Islis
  • Friction, coefficient: Weheliye Islis
  • Front: Wajahad
  • Fuel Cell: Unug Shidaal
  • Full: Buuxa/Idil
  • Full moon: Dayax buuxa
  • Full radiation: Kaah idil
  • Function: Fansaar
  • Fundamental physical constants: Madoorsoomayaasha fiisikaad ee salka ah
  • Furnace: Foorno/Moofo
  • Fuse: Badbaadiye/xidhiidhiye/Isku-ladhe
  • Fusion (Of Ice): Dhalaashan (Berefka)
  • Fusion (Nuclear): Iskudheg (Bu’eed)
  • Flip-flop circuit: Mareeg bigdam