Latso

Xisaab -B-

Erayada ka bilowda xarafka B ee Xisaabta

  • Balance: Miisan
  • Bar graph: Garaaf jiitimeed
  • Base: Sal
  • Base of cone: Sal toobin
  • Base of logarithm: Sal loogardam
  • Base of power: Sal jibbaar
  • Base of a system of numbers: Sal habdhis tirooyin
  • Bearing: Fool
  • Bearing of a line: Fool xarriiqeed
  • Between: U dhaxaysa/dhexeeya
  • Betweenness: Dhexayn
  • Bias (Biased): Dhameex (Dhameex ah)
  • Biconditional: Laboshardiile
  • Bijection: Midmid
  • Bijection mapping: Aaddin midmid ah
  • Billion: Bilyan
  • Binary: Labaale
  • Binary number system: Habdhis tiro labaale
  • Binary operation: Xisaabfal labaale
  • Binomial: Labatibix
  • Binomial coefficients: Weheliye labatibix
  • Binomial distribution: Kala dhigid labatibix
  • Binomial equation: Isle’eg labatibix
  • Binomial expansion: Fidinta labatibix
  • Binomial formula: Jid labatibix
  • Binomial series: Dareerin labatibix
  • Bisect: Kala badh
  • Bisector of an angle: Kala badhe xagleed
  • Bisector, perpendicular: Qotome badhe
  • Block diagram: Garaaf badeed
  • Boolean algebra: Aljebrada Boolen
  • Bound: Soohdin
  • Bound, greatest lower: Soohdin hoosaadka ugu weyn
  • Bound, least upper: Soohdin saraadka ugu yar
  • Bound, lower: Soohdin hoose
  • Bound, upper: Soohdin sare
  • Boundary: Soohdin
  • Bounded: Soohdimaysan
  • Bounded from above: Sare ka soohdimaysan
  • Bounded from below: Hoos ka soohdimaysan
  • Braces: Tidicyo
  • Brackets: Sakallo
  • Branch: Laan
  • Breadth (Width): Ballac
  • Broken line: Xarriiq googo’an

Xisaab -A-

Erayada ka bilowda xarafka A ee Xisaabta

  • Abacus: Abakas
  • Abbreviation: Soo gaabin
  • Abscissa: Absiisa
  • Absolute value of a complex number: Qiimaha sugan ee tiro murakab ah
  • Absolute value of a real number: Qiimaha sugan ee tiro maangal ah
  • Absolute value of a vector: Qiimaha sugan ee leeb
  • Absorptive laws: Xeerar isnuug
  • Abundant number: Tiro hodan ah
  • Accurate: Sax
  • Acre: Eykar
  • Acute angle: Xagal fiiqan
  • Acute-angled triangle: Saddex-xagal fiiqan
  • Add: U gee
  • Addend: Loo geeye
  • Addition: Isugeyn
  • Additive identity: Asal ma doorshaha isugaynta
  • Additive inverse: Iswaydaarka isugaynta
  • Adjacent angles: Xaglo daris ah
  • Algebra: Aljebra
  • Algebra, Boolean: Aljebrada Bool
  • Algebraic operation: Xisaabfallo aljabreed
  • Algebraic sum: Wadar aljabreed
  • Algebraic symbols: Astaamo aljabreed
  • Algebraic term: Tibix aljabreed
  • Algorithm: Algoordam
  • Algorithm, Euclidean: Algoordamka Yuklid
  • Alternative angles: Xaglo talantaalli ah
  • Altitude: Joog
  • A.M. (Ante Meridiem): G.H. (Galin Hore)
  • Ambiguous case: Xaaladda murugsan
  • Amount: Hanti/Jumlad
  • Amplitude (argument) of a complex number: Sicado tiro murakhab ah
  • Amplitude of a function: Sicado fansaar
  • Analysis: Saafid
  • Analytic geometry: Joometari saafan
  • And: Iyo
  • Angle: Xagal
  • Angle, acute: Xagal fiiqan
  • Angle, arms of an: Gacmo xagleed
  • Angle at centre: Xagal xuddumeed
  • Angle at circumference: Xagal meeris
  • Angle bisection: Kala badhid xagleed
  • Angle, Dihedral: Xagal sallax kulan
  • Angle of depression: Xagal dhacsan
  • Angle of elevation: Xagal kacsan
  • Angle of inclination of a line: Xagal janjeerka xarriiq
  • Angle, negative: Xagal taban
  • Angle, obtuse: Xagal furan
  • Angle, polar: Xagal geftineed
  • Angle, positive: Xagal togan
  • Angle, reflex: Xagal daacsan
  • Angle, right: Xagal qumman
  • Angle, straight: Xagal toosan
  • Angle subtended by a line: Xagal xariiq jeeddo
  • Angle subtended by an arch of a circle: Xagal qaanso-goobeed jeeddo
  • Angle, vertex of an: Gees xagleed
  • Angles, adjacent: Xaglo daris ah
  • Angles, alternate: Xaglo talantaalli ah
  • Angles, complementary: Xaglo isqummiye
  • Angles, conjugate: Xaglo xisdi ah
  • Angles, corresponding: Xaglo gudboon
  • Angles, coterminal: Xaglo dhammaad wadaag ah
  • Angles, supplementary: Xaglo istoosiya
  • Angles, vertically opposite: Xaglo foodsaar ah
  • Annual: Sannadkii
  • Annulus: Fargal
  • Answer: Jawaab
  • Antecedent: Muqaddam
  • Ante-meridiem (A.M): Galin Hore (G.H)
  • Anti-clockwise (counterclockwise): Lid saacadwareeg
  • Antiderivative: Lid diirane
  • Antilogarithm: Lid Loogardam
  • Apex: Fig
  • Applied mathematics: Xisaab dabbaqaad
  • Approach: Siqid
  • Approach a limit, to: Siqid xad
  • Approximately: Seeb ahaan
  • Approximation: Seebid
  • Arabic numerals: Astirooyin carbeed
  • Arbitrary: Iqtiyaari
  • Arbitrary assumption: Qaadasho iqtiyaari ah
  • Arbitrary constant: Madoorsoome iqtitaari
  • Arbitrary units: Halbeegyo iqtiyaari ah
  • Arc: Qaanso
  • Arc of a circle: Qaanso goobo
  • Arc of a circle, major: Qaanso weyn goobo
  • Arc of a circle, minor: Qaanso yar goobo
  • Arc of a curve: Qaanso xood
  • Area: Bed
  • Argand diagram: Jaantuska Aargand
  • Argument: Dood
  • Argument of complex number: Sicado tiro murakab ah
  • Arithmetic: Aritmatig
  • Arithmetic mean: Tirasin aritmatig
  • Arithmetic progression: Susan aritmatig
  • Arm(s): Gacan (Gacmo)
  • Arms of a angle: Gacmo xagleed
  • Arranging terms: Ratibaad tibxo
  • Array: Teed
  • Arrow: Fallaar
  • Arrow Graph: Garaaf fallaareed
  • Arrow gram: Garaaf fallaareed
  • Arrow line: Xarriiq fallaareed
  • Ascending order: Horsanaan fanata
  • Assents: Hanti
  • Associative: Hormogal
  • Associative law (property): Xeerka hormogal
  • Associativity: Hormogalnimo
  • Assumption: Qaadasho
  • Assumption, fundamental: Qaadasho aasaasi ah
  • Asteroid: Xideke
  • Asymmetry: Wanqar la’aan
  • Asymptote: Laace
  • Attributes: Sifooyin
  • Average: Celcelis
  • Average, geometric: Celcelis Joometeri
  • Average, harmonic: Celcelis tawaafuqi
  • Axiom, coordinate: Dhidibyo kulan
  • Axis, polar: Dhidib geftineed
  • Axis of revolution: Dhidib wareeg
  • Axis of symmetry: Dhidib wanqar

Walax-ogaalka -X,Y iyo Z-

Erayada ka bilowda xarafka X, Y and Z ee Walax-ogaalka (physics)

  • X-rays: Fallaadhaha X
  • X-rays astronomy: Fallaadhaha X ee Xiddigaha
  • X-rays diffraction: Gadaal-baaha fallaadhaha X
  • X-rays filter: Miiraha Fallaadhaha X
  • X-rays microscope: Fallaadh-X-tuse
  • X-rays analysis: Saafidda Fallaadhaha X
  • X-ray, hard & soft: Fallaadha X, deereeye & gaabiye
  • X-ray spectrum: Jeegaanta Fallaadha X
  • X-ray tube: Tuunbada Fallaadha X
  • Yard: Waar
  • Year: Sannad, Gu’
  • Yieldpoint: Bar maxsuul
  • Young’s modulus: Labidda Yuung
  • Zero: Eber
  • Zenith: Beegnaanta barta “0”
  • Zero point energy: Kulmis tamar-walhadeed
  • Zero potential: Kaydfaraq Eber
  • Zone: Goob

Walax-ogaalka -U,V iyo W-

Erayada ka bilowda xarafka U, V and W ee Walax-ogaalka (physics)

  • Ultrasonic wave: Hirka Altarasoonik
  • Ultraviolet radiation: Kaaha Altarafaylat
  • Umbra: Bu’lida
  • Unbalanced: Dheelisan
  • Uncertainty principle: Xeerka Hubidda
  • Uniformity: Ismadoorshe
  • Unit Cell: Unug
  • Units: Halbeegyo
  • Universal: Caan
  • Vacuum: Madhan
  • Vacuum Flask: Darmuus madhan
  • Vacuum pump: Bambo madhan
  • Valency: Kaaftoomid
  • Value: Qiime
  • Van Allen belts: Liidadka Faan Alan
  • Van Der Waals forces: Xoogagga Faan Dar Waal
  • Van De Graaff generator: Dhaliye Faan Di Garaaf
  • Vapour: Uumi
  • Vapour density: Cufnaan uumi
  • Vapour pressure: Cadaadis uumi
  • Vector: Leeb
  • Vector field: Badad-leeb
  • Vector potential: Kaydfaraq leeb
  • Vector product: Taran leeb
  • Velocity: Kaynaan
  • Vernier Scale: Mastaradda Feerniyeer
  • Vertical: Sarajoog
  • Vibration: Gariir
  • Vibrational energy: Tamar-gariir
  • Virtual image: Hummaag beeneed
  • Viscosity: Isjiidasho/is-haysasho
  • Viscosity, coefficient of: Weheliyaha isjiidashada
  • Visibility: Muuq
  • Vision: Arag
  • Volt: Foolt
  • Voltage: Kaydfaraq
  • Volta pile: Joogtaxa foolta
  • Voltaic cell: Unugga Foolta
  • Voltmeter: Fooltbeeg
  • Volume: Mug
  • Volcano: Foolkaano
  • Valve: Haniye/Hani
  • Watch: Goorsheeg/Saacad
  • Watch, stop: Dhaqaaq-joogsato
  • Water equivalent: U-dhigan biyood
  • Water of crystallization: Wiriqeed
  • Watt: Waat (halbeeg)
  • Wave: Hir
  • Wave analysis: Hir-tuse
  • Wave energy: Tamar-hireed
  • Wave equation: Isle’eg-hireed
  • Wave filter: Hir-miire
  • Wave form: Qaab hireed
  • Wave front: Horhireed
  • Wave function: Fansaar hireed
  • Waveguide: Tuunbo-hireed
  • Wave intensity: Itaal hireed
  • Weak interaction: Hirdi fudud
  • Weather: Hawo/Cimilo-gooreed
  • Weather forecasting: Saadaal hawo/Faal hawo
  • Weather map: Jaantus hawo/khariirad hawo
  • Weight: Culays
  • Welding: Laxaamad
  • Wheatstone bridge: Shaxda Wiristoon
  • Wind: Dabayl
  • Wing: Baal/baad
  • Work: Hawl
  • Work function: Fansaar hawleed
  • World: Adduunyo

Walax-ogaalka -T-

Erayada ka bilowda xarafka T ee Walax-ogaalka (physics)

  • Tangent: Taabte
  • Tangential Acceleration: Karaar taabad
  • Tangential velocity: Kaynaan taabad
  • Target: Yool
  • Telecommunication: Isgaadhsiin
  • Telephone: Telefon
  • Telescope: Diirad
  • Television: Telefishan
  • Television, colour: Telefishan midable
  • Temperature: Heerkul
  • Temperature scale: Iskaylka Heerkul
  • Tension: Gigsanaan
  • Terminal Velocity: Kaynaan dhammaad
  • Tesla: Tesla
  • Theodolite: Joogcabbire
  • Theory: Aragti
  • Thermal conduction: Gudbin kul
  • Thermal conductivity: Gudbinta kulka
  • Thermal equilibrium: Dheelitirka kulka
  • Thermal expansion: Kul fidid
  • Thermal transmission: Tebinta kulka
  • Thermoionic emission: Kul bixin ayoon
  • Thermocouple: Labasaxan kul (unug)
  • Thermodynamics: Kul daynaamikada
  • Thermoelectricity: Kuldanab
  • Thermometer: Kulbeege
  • Thermometer, clinical: Kulbeege isbitaal
  • Thermometer, gas: Kulbeege neef
  • Thermometer, liquid-filled: Kulbeege Hoorkujir
  • Time: Ammin/Waqti
  • Tonne: God
  • Torque: Maroojin
  • Total: Wadar
  • Trajectory: Xood-gantaal
  • Transformation: Doorsoon
  • Transformer: Dooriye
  • Transistor: Taraansistar
  • Transition: Kalaguur
  • Translational energy: Tamar rarid
  • Transmission line: Xarriiq mootin
  • Transparency: Mootin
  • Transverse wave: Hir gudban
  • Travelling wave: Hir socdaal
  • Triode: Saddex qotinle
  • Triple point: Barta saddexley
  • Tropics: Kulaalayaasha
  • Troposphere: Tarobosfeer
  • Tuning fork: Faralley yeedho

Walax-ogaalka -S-

Erayada ka bilowda xarafka S ee Walax-ogaalka (physics)

  • Salt: Milix
  • Satellite: Dayax-gacmeed
  • Saturn: Saateen
  • Scalar: Foolwaa
  • Scalar Quantity: Xaddi Foolwaa
  • Screw: Iskuruu
  • Search Light: Ilays-raadiye
  • Semiconductor: Ingudbiye
  • Series: Tax
  • Sextant: Xagal-cabbire
  • Shadow: Hadh
  • Short wave: Hir gaaban
  • Shunt: Caabbi-korodh
  • Side band: Liid dhinac
  • Signal: Sinyaale
  • Size: Jimidh
  • Sine: Sayn
  • Siren: Dist Daawaha Sayran
  • S.I. Units: Halbeegga S.I.
  • Slit: Dalool
  • Smooth surface: Gibil siman
  • Solar eclipse: Qorrax-madoobaad
  • Solenoid: Duub Xaasaw
  • Sound: Jabaq
  • Sound Energy: Tamar Jabaq
  • Sonometer: Jabaqbeege
  • Spectral Lines: Xarriijimaha Jeegaanta
  • Spectrum: Jeegaan
  • Spectrum Emission: Bikaacin Jeegaan
  • Spectrum Continuos: Jeegaan iskujoog
  • Spin: Winiin
  • Stable: Deggen
  • Standing Waves: Hirar taagan
  • Standard: Beegaal
  • Star: Xiddig
  • State: Xaalad
  • Static Electricity: Danab neg
  • Statics: Negayaal
  • Steam: Uumi
  • Steam Engine: Injiin Uumi
  • Step-up transformer: Dooriye Kordhiye
  • Storage Cell: Unug kaydiye
  • S.T.P. (Standard Temperature Pressure): B.H.C. (Beegaal Heerkul Cadaadis)
  • Strain: Mashaqo
  • Strength: Quwad
  • Stress: Shad
  • Stroboscope: Istaroboskoob
  • Superconductivity: Gudbin sare
  • Superconductor: Gudbiye sare
  • Surface: Dul
  • Surface Friction: Dusha isliska
  • Surface Tension: Gigsanaanta Dusha
  • Susceptibility: Nuglaansho
  • Suspension: Lalmasho
  • Switch: Fure
  • Symmetry: Wanqar
  • Synthesis: Samayn
  • Syphon: Sayfoon
  • System: Hab
  • System, heterogeneous: Hab kalabah
  • System, homogeneous: Hab Iskubah
  • Step-down transformer: Dooriye dhime

Walax-ogaalka -R-

Erayada ka bilowda xarafka R ee Walax-ogaalka (physics)

  • Radar: Raadaar
  • Radiant Energy: Tamar kaah
  • Radiant flux: Burqad kaah
  • Radiant Heat: Kul kaah
  • Radiating surface: Dul kaahda
  • Radiation: Kaahin
  • Radioactive: Kaahfal
  • Radioactive chain: Silsiladda Kaahfal
  • Radioactive contamination: Dikhawga Kaahfal
  • Radioactive decay constant: Madoorsoomaha Mataaxa Kaahfal
  • Radioactive Equilibrium: Dheelitirka Kaahfal
  • Radioactive Series: Taxa Kaahfal
  • Radioactive Source: Isha Kaahfal
  • Radioactivity: Kaahfalid
  • Radioactivity, Artificial: Kaahfalid gacmeed
  • Radioactivity, Natural: Kaahfalid dabiiciya
  • Radio Waves: Hirarka Raadiyowga
  • Range: Aag
  • Ray: Fallaadh
  • Ray tracing: Fallaadh-raac
  • Reactance: Caabbi/Hakin
  • Reaction: Falgal
  • Reactor: Falgeliye
  • Reciprocal: Rogaal
  • Recoil: Dibuduub
  • Rectification: Qumiyayn
  • Rectifier: Qumiye
  • Reflectance: Noqdin
  • Reflection: Noqod
  • Reflection Diffused: Noqod Hablaawe
  • Reflector: Noqodsiiye
  • Refraction: Qalloocsan
  • Refraction, Snell’s Law: Xeerka Isnel ee Qalloocsanka
  • Refraction Index: Weheliyaha Qalloocsanka
  • Regulation: Habayn
  • Regular: Hable
  • Relative: U-eegid
  • Relativity: U-eegidda
  • Residual: Gufadh/Hadhaa
  • Residual Charge: Saldanab Hadhaa
  • Resistance: Caabbi
  • Resistor: Caabbiye
  • Resolution: Xubnayn
  • Resonance: Isku dubadhac
  • Rest Energy: Tamar Fadhi
  • Rest Mass: Cuf Fadhi
  • Resultant: Helaad
  • Revolution: Wareeg
  • Retardness: Socod-dhimis
  • Rheostat: Caabbi Doorsoome
  • Ripple Tank: Taangiga Hirbiyood

Walax-ogaalka -Q-

Erayada ka bilowda xarafka Q ee Walax-ogaalka (physics)

  • Quanta: Kuwaanta
  • Quantisation: Kuwaantayn
  • Quantum: Kuwaantam
  • Quantum Mechanics: Makaanikada Kuwaantam
  • Quantum Number: Tiro Kuwaantam
  • Quantum Theory: Aragtida Kuwaantam

Walax-ogaalka -P-

Erayada ka bilowda xarafka P ee Walax-ogaalka (physics)

  • Pair: Lammaane
  • Parabola: Saable
  • Paramagnetism: Ku-siq-birlabeed
  • Parallax rays: Fallaadho udhaw dhidib
  • Parity: Sargo’an
  • Partial Pressure: Cadaadis Qaybeed
  • Particle: Saxar
  • Partial Eclipse: Madoobaad Dhiman
  • Pascal’s Law: Xeerka Baaskal
  • Paschen’s Series: Taxa Baakhan
  • Paul’s Exclusion Principle: Xeerka Bawl ee kuma-jiraanka (Madhidda)
  • Path of rays: Marrinka Fallaadhaha
  • Pencil of light: Dhud ilays
  • Pendulum: Walhade
  • Pendulum, compound: Walhade isku-dhisan
  • Pendulum, simple: Walhade fudud
  • Pentode: Shanqotin
  • Penumbra: Binimbaraa
  • Perfect Gas Laws: Xeerarka Neefaha Qumman
  • Period: Kal
  • Periodic Law: Xeerka Kalgalka
  • Period of oscillation: Kal walhasho
  • Periscope: Beeriskoob
  • Permanent Dipole: Labaqotinle Waara
  • Permeability: Habid
  • Perpetual Motion: Socod Waara
  • Phase: Weji
  • Phase Shift: Sinqad weji
  • Phase velocity: Kaynaan weji
  • Phosphor: Foosfor
  • Photochemical Cell: Unug Footokimikaad
  • Photochemical Equivalent: Gudboon Footokimikaad
  • Photochemistry: Footokimikado
  • Photoelectric Absorption: Nuugis Footodanab
  • Photoelectric Effect: Raadka Footodanab
  • Photoelectrons: Footodanabyo
  • Photograph: Masawir
  • Photographic Development: Dhisid Masawir (Sifayn)
  • Photometer: Footobeege
  • Photometry: Footobeegis
  • Photon: Footon
  • Photovoltaic Cell: Unug Footofooltig
  • Physical Laws: Xeerarka Dabiiciga ah
  • Physical Optics: Oobtikada Dabiiciga ah
  • Pico: Biiko
  • Pico-Farad: Biiko-Faraad
  • Physics: Walax-ogaal, Fiisikis
  • Pinhole Camera: Kamaro Bindalool
  • Piston: Cabidhiye
  • Pitch: Danan
  • Plank’s Constant: Madoorsoomaha Balaank
  • Plane: Sallax
  • Plane Mirror: Muraayad Sallax
  • Plane of Incidence: Sallax Abbaar
  • Plane of Reflection: Sallax Noqod
  • Plane of Refraction: Sallax Qalloocsan
  • Planet: Meere
  • Plastic: Cinjir
  • Pluto: Buluuto
  • Point: Bar
  • Point of incidence: Bar-abbaar
  • Point of reflection: Bar-noqod
  • Point of refraction: Bar-qalloocsan
  • Point Source: Il-bareed
  • Polarisation: Cidhifayn
  • Polariser: Cidhifeeye
  • Pole: Cidhif
  • Polychromatic: Dhafan midan, badan midab
  • Polychromatic light: Dhafan midanbilays, badan midabilays
  • Positive: Togan
  • Positive ion: Ayoon togan
  • Positive charge: Danab togan
  • Potential Difference: Kayd faraq
  • Potential Divider: Kayd qaybiye
  • Potential Energy: Tamar kayd
  • Potentiometer: Kaydbeege
  • Pound: Rodol
  • Pound Weight: Culays Rodol
  • Power: Awood
  • Powder: Budo
  • Power Factor: Saami Awood
  • Power Loss: Awood lumis
  • Precision: Jaan-go’
  • Pressure: Cadaadis
  • Primary Cell: Unug Aas-aas
  • Primary Colors: Midabyada Aasaasiga ah
  • Primary Coil: Duubka Aasaasiga ah
  • Primary focus: Kulmiska aasaasiga ah
  • Primary pigment: Rinjiga aasaasiga ah
  • Principal Axis: Dhidib dhexaad
  • Principal plane: Sallax dhexaad
  • Printed Circuit: Mareeg Daabacan
  • Prism: Biriisam
  • Process: Hab
  • Propagation: Baahid
  • Propagation of Light: Baahidda Ilayska
  • Propagation velocity: Socodka Baahidda
  • Proportion: Saami
  • Proton: Baratoon
  • Pulse: Jugle
  • Pump: Buufiye
  • Pupil: Wiil

Walax-ogaalka -O-

Erayada ka bilowda xarafka O ee Walax-ogaalka (physics)

  • O. A. S. M. System: Habka O.A.S.M.
  • Object: Walax
  • Object Space: Dululaati walaxeed
  • Objective: Walaxeed
  • Oblique: Janjeedhe